Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda Su’aasha: Asc wall waxaan jeclahay habaryar aa qaraabo nahay oo hooyaday ilmo adeer baana ay yihiin gabdhaas aaad ayaan u jeclahay lkn cidna uma sheego oo family ka cayb wayn ayaa iga soo gaarayso lkn jacaylka aan qabo ayaa ah jacayl xad dhaaf gabdhaha ayada […]

Categories
Caafimaadka Health

Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena

Caloolxuun iyo shuban maalinta ciida maxaa keena Dad badan ayaa ka sheegta calool xanuun daran ama shuban iyo mantag maalinta ciidda fidriga ama maalmaha ku xiga. Marka hore waxaad ogaataa jirka ama caloosha inay la qabsatay gaajo dharaarta Ramadaanka. Marka subaxdii ciidda aad xalwo iyo buskut ka buuxiso markaas aad ku qadayso cunto hilib iyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Viagraha iyo siigada

Viagraha iyo siigada Su’aasha: Viagraha wax ma u taraa asxaabu siigo. Jawaabta: Ma aha kaniiniga viagaraha cunto oo jirka wax tarto, waxaa laga sameeyay waxyaabo kiimika ah oo dhiigga qolqoliya si uu u gaaro xubinta taranka, marka haddii aad cabto kaniiniga fiyaagaraha kacsi ayaad ka qaadaysaa  galmo ayaad u baahanaysaa markaas jirkaaga wuu sii daciifaa, […]

Categories
Caafimaadka Health

Gabar 16 jir an ahay cajiraha an isku qabtaa dhib miyaa

Gabar 16 jir an ahay cajiraha an isku qabtaa dhib miyaa Su’aasha: Aniga gabar 16 jir an ahy walal daren xog badanan leyhay qoyan badan aya igaso baxo markan nin so xasuusto ama an arko flin raxo leh, daren xoog leh siilka i barara wuuna bodboda klayl ayu nqon nasah aya i tagma markan cajira […]

Categories
Caafimaadka Health

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya

Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya Su’aasha: waxan ahay marwo la qabo maalmahan dambe waxan isku arkay xilga galmada aariyo badan iga soo baxdo oo sida dhuusada u yerto  siilka ayay kasoo baxdaa taas niyadjab ayay igu rideysaa yaxyax ayaan daremaa marka dhawaqaas bilowdo markii hore sidaas ma […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan ahay xaas fircooni maxaa dareenkayga badiyay

Waxaan ahay xaas fircooni maxaa dareenkayga badiyay Su’aasha: Asc walaal waxaan ahay xaas marwo ninkeya saaid aan u dareemaa waxaana la dhahay gabdhaha fircooniga loo gudo dareen ma lahan marka sababta aniga sidaan u ahay ma iga jaahil bixin kartaa mahad sanid. Jawaabta: Dareenka dumarka waa labo nooc mid waa banaanka wuxuu xoog ku leeyahay […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan rabaa sida isaga yareyn lahaa cayilka

Su’aasha: Waxaan rabaa ina Iska yareeyo cayilka gaar ahaan qeybta hoose ayu igu badan yahy canjaraha birida sidee iskaga yareeyaa. Jawaabta: Cayilka waxaa lagu yarayn karaa qofka inuu ka fogaao cuntooyinka miisaanka jirka kordhiya, sokorta iyo macmacaanka ka fogow, sidoo kale socodka badi, jirkaaga ha helo jimicsi badan. Waxaa kaloo lagu yareeyaa adoo sidaas samaynaya […]