Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa

Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa

Su’aasha: Asc bahda daruur.com aad ayaad ugu mahadsan tihiin Adeega bulshada gaar ahaan xaga caafimaad ka oo aad dusha urida teen waanad kumahadsan tihiin Alle haydin ka abaal mariyo Adeega caafimaadka ee aad haysaan haday noqoto talo tusaale iyo wax walba oo caafimaadka laxidhiidha thnkz) su aa shayda Dr habeen kii waxaan isku Arkay hur […]

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii

Waxa keeno kacsi inaad la hurdi wayso habeenkii Su’aasha: kacsiga habeenkii aan guska damin wax shahwana ma damemo markan soo kaco waxan arkaa gsuka ooi tagan sida wax kawaabyo hayso oo kale arintaa habeeno badan ayan isku arkaa kacsigas cusur miyaa sidee loo daweyn karaa. Jawaabta: Kacsiga noocaas ah wuxuu ku dhacaa dadka hadda soo […]

Siigada Hurdo miyeey leedahay?

Siigada Hurdo miyeey leedahay?

Su’aasha: Walaal mar hadaan kacsado ama niyada galmo iga soo gasho ma hurdi karo si kastoon u mashquuliyo niyadeyda kama baxdo ilaa aanka siigeysto mooyee lkn markaan tuurto waxaa dareemaa daganaan xasilooni iyo hurdo macaana waan seexdaa marka sow lama dhihi karaa siigadu hurdada ayay keentaa. Jawaabta: Hurada waxaa keenay daalka iyo fikirka aad gashay […]

Kacsiga Hurdo la’aan miyuu leeyahay?

Kacsiga Hurdo la'aan miyuu leeyahay?

Su’aasha: Waxaan isku arkay hadaan kacsado hurdada igu adkaata habeenkii dhan waan soo jeeda saasey tahayna nin doob baan ahay ilaa aan ka siigeysto hurdo iga soo dhici meyso markaan tuurto baan xoogaa nafis iyo hurdo helaa sow lama orankaro siigadu waxay caafimaad u tahay iskaabulada. Jawaabta: Ninka marka uu kacsado hurdada way ku adkaanaysaa […]

Hurdada badan ma cudur bay tilmaantaa

Hurdada badan ma cudur bay tilmaantaa

Su’aasha: asc dhamaan walaLaha daruur salan kadib hurdada badan cudur makentaa inaad iska jiifto ama aad rabto inad sexato kaliya saladaha uso kacdo hadana aad kulabato maxa kenayo hurdadaas faraha badan cudur makenta ama malagu tilmaami karaa. Jawaabta: Hurdada badan sabao badan ayaa keeni kara, sida cunto badan oo kale qofka markuu cuno, raashinka qaar […]