Categories
Caafimaadka Health

Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa

Saliid saytuunka alaabta raga ma waynaysaa Su’aasha: Waxaan idin soo waydiiyay mar hore su aashan lkn maydaan iiga solo jawaabin Saliid saytuunka ma korisaa geedka ninka balac ahaan dherer ahaan iyo adayg ahaanba xaga dareenka ma kordhisaa Qaabkee lol is ticmaalaa taasi was saliid saytuunka Saliid macsarta iyadana maxay ka tartaa arimahaa aan kaa waydiiyay […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada Procomil spray oo bahalka weynaysa biyahana daahisa

Daawada Procomil spray oo bahalka weynaysa biyahana daahisa Su’aasha: Maxsize bahasha bahalka bararisa halkan joogo wan kawaye kuwa kale isheeg maxman lamid miyaa. Jawaabta: Walaal mid kale ayaa jirto waa daawo lagu buufiyo bahalka oo biyaha daahisa geedkana weynaysa waxaa la yiraahdaa Procomil spray  daawadan iyadana waa daawo caan ah aad loo adeegsado, waa buufis. […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan

Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan Su’aasha: Garoob ban ahay mararka qaar kacsi ayaan lasoo jeedaa, marka an wax dareemo farta ayan isaga bixiya biyaha, dareenka an daremo markaas aad bu u darnaana waxaa igu adkaynayso inan gaaro orgasm biyaha dhaqsi kuma imadan wadanahana ad ayay i garacman dhidid badan iyo shir ayaa iga […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay talo i siiya

Waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay talo i siiya Su’aasha: Asc walal waxan ku wareersanahay qaabkan uu gudanahay waxa lay guday 2006 ma xasuusto qaabkay ahayd markan waydiyay mamadi ii guday waxay tiri sii Qurux badan ayan ku guday marka is eego waxa labada dhinac iga yaala wax sida faruryaha uu sameysan marka tabatana hilib […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada geedka ninka bararisa mageceeda

Daawada geedka ninka bararisa mageceeda Su’aasha: walaal dawada guska lagu buufiyo ee balac ahan bararisa ee weyneysa mageceed mida kale hadan ku buufiyo mu weynaanaya ila biyaha iga imadan wax dhib ah maleedahay. Jawaabta: Way jirtaa daawo careem ah oo geedka nink lagu weyneeyo xiliga galmada kaliya noocyo badan ayaa jira waxaa ugu caansan nooc […]

Categories
Caafimaadka Health

Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah

Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah Su’aasha: Asalaamu Caleykum. Shiikha waan u mahad celinaya wana bogadinaya shaqadan fiican ee uu hayo. Su’aasheyda hadaan u guda galo dhakhtar waxaa igu sii badaneysa ciro timaha madaxa iyado da’adeydu ay tahay 20jir. markaa maxad warbixin iga siin lahayd ciladan maxaase igula […]

Categories
Caafimaadka Health

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa Jawaabta: Guska dhuuban ee dheer sidee ku weyneeyaa balac ahaan uga dhigaa mid buuran. Jawaabta: Nin kaste qaab ayaa loo abuuray, way adag tahay in si daa’im ah looga dhigo geedka ninka mid balaaran ama buuran, waa laga yaabaa da’da iyo galmada inay wax yar ku daraan balaca laakin […]