Su’aasha: Waxaan ahay ardey dhigta jaamacad waxaa i haysata dhibaato dhanka araga ah oo aanan cashirka ka arkeynin meel ka durigsan Samurada agreed! Dhibaato/xanuuna kama dareemo indhaha oo waxaan iska ahey qofka araga fayow oo kale! Dhibkana waxa uu I heystay waligeyba ilaa yaraan laakiin ma dareemin intaanan waxbarasho galin kahor hadana waalidkey lama wadaagin […]
