Basasha cad iyo tan guduudan tee kacsiga u fiican Su’aasha: Wll basasha kacsi miyey leedahay siiba tan cad teese kacsi badan mida gaduudan iyo tan cad Jawaabta: Basasha nooc walba ay tahay aad bay ugu fiican tahay caafimaadka siiba raga. Basasha guduudan waxay caan ku tahay la dagaallanka jeermiska sidoo kale qufaca iyo hargabka way […]
