Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo

Su’aasha:

Asc wll su.aasha aan qabo waxey tahy bowdada ama simanka maxaa yareya)mideda kale emailka hadan si qaldan uqoray

iyo hadan saxay kalama aqano jawabteyda people kaso dhika )ee foomkan labuxinayo

wey iska fiicned in aad afsomali kaga so dhitan sida kun sagal boqol iyo lexdan uqoran oo kale mahadsanidin

Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo
Bowdada iyo simanka waxa lagu yareeyo

Jawaabta:

Waxa ugu fiican lagu yareeyo oo socodka badan iyo jimicsiga iyo inaad badsato qudaarta

waa inaad iska yareysaa cuntooyinka burka ka sameysan sida rootiga iyo baastada, socodka badan iyo jimicsiga miisaan badan ayay kaa ridayaan haddii aad daaimto.

Midda kale inshaa Allaah waan ka dhigi doonnaa af soomaali mid u tarjuman foomka si dadka qaarkii ay u awoodaan inay wax kusoo qoraan

 

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

The best way to reduce it is to walk a lot and exercise and eat more vegetables.

You should reduce the amount of flour-based foods like bread and pasta.

Walking a lot and exercising will make you lose a lot of weight if you do it regularly.
Also, God willing, we will translate the Somali language into a form so that some people will be able to write in it.

Leave a Reply