Su’aasha: Waxaan ku riyoodaa anoo bad ku dhow ama ag joogo ama aan ku dhex jiro biyaha badda hadana aan ka cabsanaayo maxay tahay fasirka riyadaas. Jawaabta: Riyada badda hadday degan tahay waxay tilmaamaysaa hanti badan iyo awood iyo xasillooni buuxda, marka ay kacsan tahay waxay tilmaamaysaa dhib iyo rafaad, guud ahaan riyada inshaa Allaah […]
