Categories
Caafimaadka Health

Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso

Saliid seytuun qaababka ay dareenka u kordhiso Su’aasha: waxaan maqlay saliid seytuun aad bay ugu roon tahay galmada  arrinkaas maxaa ka jira hadii ay se jirto arintaas sidee loo adeegsadaa. Jawaabta: Saliidda seytuunka waxay ka mid tahay waxyaalaha aad ugu fiican xididaha dhiigga, waxay waasicisaa xididaha dhiigga mara, sidaa awgeed dareenka ayay kordhisaa taasna waxaa […]

Categories
Caafimaadka Health News

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro Soomaali oo la sheegay in laga helay hal qof oo qaba cudurka corona, waxaana la sheegay qofkaas inuu ka yimid dalka shiinaha. Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran Ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha Halkaas oo loogu […]

Categories
Caafimaadka Health News

Soomaali iyo cudurka Coronavirus (COVID-19)

SWDC – Somali Women Development Centre. wuxuu kusoo qoray bartiisa Facebook: Today, our dedicated health workers held un urgent meeting to strategize proper way to provide community-based awareness raising on the prevention of #Coronavirus (COVID-19). This virus is very serious & our community e.g. vulnerable groups (IDPs) can not afford to pay the price. Maanta […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay

Hilibka dhuxusha lagu dubo goormuu halis yahay Hilibka marka dhuxusha lagu dubayo, waxaa la rabaa in laga yareeyo baruurta, waa in laga jaraa meelaha baruurta leh, keliya waxaad soo reebaysaa hilibka jiirta ah, waxaa la sheegaa marka baruurta ay kor fuusho dhuxusha waxaa ka dhalanaya dufin madow oo keeni karta kansarka. sidoo kale waa in […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka

Cuntada makhaayadda iyo mida guriga dhanka caafimaadka Baradhada waxay ka mid tahay cuntada lagu cayilo oo aad u saameysa koridda jirka. waxaa laga rabaa qofka marka uu yahay qof ku dadaalaya cuntada nafaqada leh inuu iska ilaaliyo cuntooyin qaar aan laysku hallayn karin kuwaasoo aan dhihi karno waa cuntooyinka makhaayadaha qaar. Saliidda lagu dubayo baradhada […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Geedka digir guduudda

Geedka digir guduudda Dad badan ayaa laga yaabaa inaysan arkin geedka ay ka baxdo digirta caanka ee soomaalida ay u yaqaanaan digir guduud. geedkaas waa geedaha saaqa oo aan lahayn sal xoog leh. dhulka ayuu ku saaqaa sida sawirka ka muuqata, markaas ayuu dhalaa ubaxa digirta ay kasoo baxdo, digirta waxaa laga guraa marka ay […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Siyaabaha hilibka loo sameeyo

Siyaabaha hilibka loo sameeyo   Hilibka marka qaabab badan loo sameeyo ayuu kuu soconayaa. soomaalida hilibka inta badan waxay u sameeyaan qaabka caadiga ah oo biyaha lagu kariyo aadna aan loo bisleynin, waxay dhahaan hilibka waa inuu gowsaha ku dhego , dadka soomaaliyeed ma jecla hilibka aad u bisil. laakin waxaa dhab ah hilibka macaankiisa […]