Su’aasha: Marku waswaska iguso dhacayo cabsi ayan dareema, madaxana wu ixanuuna isma controli karo maxa keeni karo Jawaabta: Waxaa kula gudboon inaad nafsiyan isu daaweyso, inaad badsato akhriska quraanka iyo salaadaha sunnada ah, iyo ducada iyo xuska Ilaahay guud ahaan, cabsida waxay ka imaanaysaa xagga shaydaanka, shaydaanka dadka wuu cabsiiyaa, siiba dadka Ilaahay ka fog, […]
