Categories
Fatwada

Mashxarada ama alalaaska diintu Maxay ka qabtaa walaal

Su’aasha: Naagta markii la nikaaxo dumarka goobta jooga waxay sameeyaan Alalaas ama mashxarad marka alalaaska iyo mashxaradu dumarka sameeyaan xilliyada xafladaha ama arooska diinteenu maxay ka dhahday Jawaabta: Alalaaska ama carabdhowga ama mashraxada waxaad u taqaanaba, dumarka dhexdooda wax dhib ma laha siiba marka arooska loo alalaasayo, waxaa la diiday kaliya dumarka inay raga hortooda […]

Categories
Fatwada

Naagta meherkeeda maka dhigi kartaa ninka xubinkiisa taranka

Su’aasha: Waxaan baraha bulshada ku arkay naag meherkeeda ka dhigatay ninka ghursanaayo xubinkiisa taranka inuusan naag iyasa aan ahayn uusan u isticmaalin marka meherkaaso kale ansax ma nqonaa. Jawaabta: Geedka ninka ma noqon karo meher maxaayeelay jirkiisa ayuu ka mid yahay laakin mas’aladan waxaa loo yaqaanaa shardiga inuusan ninka naag kale la guursanin marka uu […]

Categories
Fatwada

Qofka habeenkii oo dhan aan seexanin iyo kan seexday tahajudka maka siman yihiin

Su’aasha: Asc gudomiye waxaan donaaya inaan ogaado Qofka habeenkiisàs aan sedan ma dukankara tahajud o ma u simanyihiin Kan jiiftay we so kacay iyo Kan aan jiifan oo sidiisi uso jeeda sababto ah waxa dhacdo marka qaar inan daaho kadibna sacadu tahay 3am waxan kabqata Inay salàda subax IGA tagto ma iskaso jeedi Kara oo […]

Categories
Fatwada

Heesaha qofka dhagaysta miyay saameeyaan

Su’aasha: Labadi sano ee lasodhafay waxaan bilabay dhageesiga heesaha iyo dawashada riwayadaha marka kawarama waxaana igatagay dadanka cibadada sida salaada iyo quraanka iyo xusuusta qabriga awal waxaan kufiriki jiray waqti kasta inan diman Kara hada waxaanba leyahay 20ayad jirta70 markad garta lee dhimani heesaha maigu sababi Karan Jawaabta: Heesta waxay kicisaa caadifada qofka wuxuu noqonayaa […]

Categories
Fatwada

Qofkii naagtiisa hal ku furay hadana sedex ku furay

Su’aasha: Asc bahda daruur Waxaan idin su aalay Hadii islaantaada aad hal dalqad ku furto Hadana Aad dhahdo waxaan kugu furay 3dii dalqadood Maxay xukunkeedu noqonayaa Maadaamoo la yidhi ma dhacdo 3da hal mar Lkn maadaamoo 2 uun ii hadhsanayd awal Hadana aan idhi 3adii baan kugu furay mayna 2adii hadhay is raacaynin FG 3ba […]

Categories
Fatwada

Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay

Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay Su’aasha: Futada xaaskaga farta inaad galiso may banan tahay. Jawaabta: Ninka marka uu naagtiisa la raaxaysanayo jirkeeda wuu ku raaxaysan karaa laakin inuu galiyo farta dabada culimada qaar waxay u arkeen inay xaaraan tahay maxaayeelay waxay keenaysaa inuu galiyo geedkiisa marka uu ka helo, sabab ayay u […]

Categories
Fatwada

Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan

Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan Su’aasha: Axaadiista injirta fasirkooda waa sidee ma sh umal Ayaa ku saxan Mise suufida? Jawaabta: Xadiis ayaa soo arooray oo tilmaamaya nabiga (SCW) madixiisa in ay xaaskiisa u fiirfiirin jirtay waxaa la mid ah axaadiis kale iyaga isla macnahaas wata waxaa ka mid ah xadiiskan: (عَنْ […]