Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa

Furiinka hal dalaaq ah naagtii lagu furo saacad kadib mala soo celin karaa Su’aasha: A S C, bahda daruur aad iyo aad ban idin salaamaya, Su’aashan qabo waxa weeyan nin xaaskisa hal dalaaqa ku furay isla hal saaca kadib hadu idhah’do rajac’tu ma sax baa mise ma aha faah faahin iga siiya mahad sanid. Jawaabta: […]
Qofkii naagtiisa hal ku furay hadana sedex ku furay

Su’aasha: Asc bahda daruur Waxaan idin su aalay Hadii islaantaada aad hal dalqad ku furto Hadana Aad dhahdo waxaan kugu furay 3dii dalqadood Maxay xukunkeedu noqonayaa Maadaamoo la yidhi ma dhacdo 3da hal mar Lkn maadaamoo 2 uun ii hadhsanayd awal Hadana aan idhi 3adii baan kugu furay mayna 2adii hadhay is raacaynin FG 3ba […]
Naag uur leh mala furi karaa diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: Naag uur leh ma furi karaa walalaayaan diinta maxay ka qabtaa haddii gabar uur leh aan furo dalaaqa ma bici baa iisoo sheegaa mahadsanidiin. Jawaabta: Guud ahaan dalaaqa ama furiinka ma aha wax fiican ninka naagtiisa waa inuu haystaa intuu awoodo haddii lagama maarmaan ay noqoto wax dhib ma ma laha furitaanka. naagta uurka […]
