Categories
Fatwada

Xanta qofka maqan iyo kan jooga maxaa xan la dhihi karaa

Su’aasha: Waxaan maqlay xantu inay tahay walaalka Oo aad ku sheegtid wax usan raali ka aheyn marka waxa Jira waxyaalo badan Oo aan Raba inay xanyihiin iyo inkale tuusale Hadaan qof maskiin ah macnaha aan hadal badneyn marka adiga wad amuusantahay ama miskin Aya tahay ama aan dhaha Kan waxbo mayaaqano wax makala oga wadamin […]

Categories
Fatwada

Hadaan musqusha ku weysaysanayo magaca Alle ma ku xusi karaa

Su’aasha: Musqusha way iskudaxtasha tan laguxaja kuto iyo tan gubayska Wana kudax weysa qata bisinka malagu Dax akhrin kara markad weyso qadaneyso ood mida bafka tagantahay. Jawaabta: Qofka hadduu musqusha ku weysaysanaya culimada u arka inay waajib tahay in bismillaah la yiraahdo dhib uma arkaan, culimada u arka in bismillaah sunna ay tahay waxay oranayaan […]

Categories
Fatwada

Anoo janaabo qaba Qur’aan ma dhageysan karaa?

Su’aasha: Wll anoo janaabo qabo hadaan Qur aan dhageysto dambi miyaa mise waa mubaax bal ii kala cadeey Jawaabta: Quraanka waad dhegeysan kartaa adoo janaabo qaba wax dhib ma laha waana mubaax, sidoo kale naagta dhiiga caadada qabta iyada way dhageysan kartaa quraanka, akhriska ayaan laguu oggoleyn ama inaad musxafka qabato laakin dhegeysiga waa mubaax. […]

Categories
Fatwada

Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa

Qofka asoo salaada ku jira haduu dareenkiisa kaco maka buraysaa Su’aasha: Asc markan salada gala waxaan katukan waya xasuus iyo dumar qaawan waxyalo dareenka kicinayo marka anigo salaada kujiro ayuu dareenka ikacaya salada miyay jabi mararka qar salada kadib guska ibtisa gudaheda marka gacanta kutabto waxyar Oo wooyan aad umaleyso Ayan ku arka marar guska […]

Categories
Fatwada

Xaaska awoowgey waysada ma iga jabisaa

Su’aasha: Xaska awowgey waysada ma iga jabisa. Jawaabta: Xaaska awoohaha waxay ka mid tahay maxaarimta ninka, awoohaha xagga aabbaha haka yimaado ama xagga hooyada, ninka wuxuu ula dhaqmaa sida habaryartiisa iyo eeddadiisa iyo walaashiisa oo kale wuu la safri karaa wuu la khalwoon karaa weysada kama jabiso, daliilka waa aayadda quraanka Alle wuxuu yiri: (وَلاَ […]

Categories
Fatwada

Ninka iyo xaaskiisa ma u banaan tahay leefitaanka ama nuugmada

Ninka iyo xaaskiisa ma u banaan tahay leefitaanka ama nuugmada Su’aasha: ASC walaal suashaan maiga jawabi karta adigo rali ahh Xaaskey ama nagtan qaawo maa banan tahay inan siilka kadhuqo iyadana guska igaa dhuqdo mesha ayado nadif ahh. waat mahad santahay. than you. Jawaabta: Leefida ama dhuuqida xubinta taranka ninka ama naagta hadal dheer ayaa […]

Categories
Fatwada

Weyneynta faruuryaha dumarka iyo jirka inta kale diinta maxay ka qabtaa

Weyneynta faruuryaha dumarka iyo jirka inta kale diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: SCW bahda Daruur aad baan idin salaamaya waxan idinkaga mahadnaqaya siqa qaayaha leh aad noogu soo jawabtaan su’aalaha webkiina waan ku kalsoonahay khayr Allaah ha idin siiyo, Muqdisho waxa laga furay meel lagu qurxiyo dumarka bishimaha ayaa lagu weyneeyaa sidoo kale dabada iyo […]