Su’aasha: in mara ama macawiista lagu xirto nasaha korkooda oo an funaanad ama shaati la xiranin oo macawista lagu qariyo cowrada anqowga ilaa xabadka hoostiisa hadii sidaas an kutukado may iga ansaxmeysa. Jawaabta: Cowrada ninka waxay kasoo waa inta u dhexeysa jilbaha ilaa buufka qofka hadduu asturo salaaddiisa way ansaxaysaa hadduu sameeyo sida aad sheegtay, […]
