Kulanka sheekh Umal iyo sheekh Almacsaraawi
Sheekh Almacsaraawi wuxuu ka mid yahay culimada dalka Masar waana professor jaamacadda Alazhar wax dhiga.
wuxuuna caan ku yahay qiraa’aatka quraanka kariimka, wuxuu ku leeyahay magaalada Qaahira xarumo loogu talaggalay in lagu xifdiyo quraanka kariimka oo shahaadooyin takhasus lagu bixiyo.

sawirka halkan ka muuqa waa kulan dhex maray sheekh Almacsaraawi iyo Sheekh umal waxay u muuqataa inay ku kulmeen shir.
oo sheekha uusoo booqday Kenya.
waxaa ka muuqda sawirka Sheekh Cabdirashiid sheekh Cali Suufi oo ka mid ah culimada akhriska quraanka kariimka ugu waaweyn.
Sheikh Almacsarawi is one of the scholars in Egypt and is a professor at Al-Azhar University.
He is famous for reciting the Holy Quran, he has centers in Cairo dedicated to memorizing the Holy Quran and issuing specialized certificates.
The picture shown here is a meeting between Sheikh Almacsarawi and Sheikh Umal, it seems that they met at a conference.
The sheikh visited Kenya.
The picture shows Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Sufi, one of the greatest scholars of reciting the Holy Quran.
