Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa Su’aasha: Asc sh waan kusalamay sheekh waxaan raba bal in aad iisheegto danbigan intuu dhanyahay waxan ahaa gabaryar oon garadkeedu ku filayan waxan laheshiiyay wiil madiya oo abahii kalidii dhalay hooyadana lahayn aana isku dah ahayn markii waa laysu keen maheriyay lkn niman qaar qarabadiisa yahiin […]
