Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo

Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo Riyada: Riyada 1aad waxaa ku riyooday anigo qiyamaha taagan laygu dhahaayo janada gala malagu xisaabinaye kadibna janada dhaxdeeda koob caane ah ku cabaayo riyada 2aad waxaa ku riyooday aniga iyo 2ilmo dhalay dharka u dhaqaayo welina ma guursan Fasirka: Riyada koowaad iyo riyada labaad xiriir ayaa ka […]
Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo hablo aan wllo nahay waxa na soo weeraray niman waan iska celinay diyarad yar oo ay nagu soo dhex tuuren iyo mindiyo iyo dhagaxan ay nagu […]
Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah

Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga iyo gabar aan waa isku waxbarasho ahayn oo meel baraaga dhar ku dhaqayna oo xoodo aan ku warwarayno marka saaxiibtay waxay haysatay tusbax waxayna akhrinaysay saliga nabiga aniga afka uun ayaan adkaar iyo saliga nabiga ka akhrinaayay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dahaaro […]
Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga

Riyada Waaga oo baryay iyo xayawaanka madaxkutiga Riyada: waxan Ku riyoday anigo xafadayda u soo socdo waxaan arkay black polar bear Qashin wax ka dhex cunayso tagan jidka agmara guriga kadib wan so agmaray waxan so galay gurigi kadib Wardiyada ayan waxan Ku dhahay xir albaabka ama an xiro waxu igu yiri waagi aya baryay […]
Riyada Dhaqida surwaal cad

Riyada Dhaqida surwaal cad Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday anigo dhaqaayo surwal cad oon xirnaa Fasirka: Waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa in xaalkaaga uu wanaagsanaan doono oo aad ka gudbi doonto waxyaalaha niyadda kaa dilaya ama aad ku mashquulsan tahay oo walwalka kugu hayo, riyada waxaa kaloo ay wadataa naag fiican inaad […]
Wiil ku riyooday asoo nabi Muxammad (SCW) dhar u dhaqaya

Wiil ku riyooday asoo nabi Muxammad (SCW) dhar u dhaqaya Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday aniga oo ii yimid nabi muhhamed scw oo la i dhahay waa nabi muhhamed wuxuu ahaa nin qurux badan oo xoog wayn Markaas wixii ka dambeeyey aniga waxaan dhar u dhaqaayay nabiga hooyo fiiri ayaan dhahay nabiga ayaa dhar […]
Riyada gabar dhar dhaqayso oo agteeda qarax ka dhacaayo

Su’aasha: Asc walaal waxan ku riyooday Anigo dhar dhaqaayo askar Aya agteena Marty wayna iga shakiyeen waxay dhahen halkan miino ku duugan Meshan biyo Aya ku jire Iyaga dhaxdoda iskhilaafay isla marki qiiq Aya kace Wixina way qarxen dadna wax Kuma gaarin Maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada waa khayr inshaa Allaah wixii dhib iyo murugo […]
