Categories
Aqoonta Guud Caafimaadka Health

Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga

Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga Su’aasha: Asc wllyaal. Waa maxay sababta ereyada sayniska ay xiriir ula leeyihiin Gariiga iyo Laatiin?  Mahadsanid Jawaabta: Gariiga waxaa lagu tiriyaa ummadaha dunida ugu horreeyay dhanka cilmibaarista, xataa carabta waxay cuskadeen buugaagta ay qoreen culimada Gariiga, sidoo kale reer galbeedka aad ayay u cuskadeen marka […]

Categories
Software Talooyinka Consultation

Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo

Sida xayeysiinta Youtube loo joojiyo Su’aasha: scw waxan raba inan daawado YouTube xayeysiin la’aan ma jiraa barnaamij arintaas i surtaglin kara haddi uu jiro app ama qaab aan ku reebi karo xayaysiitna YouTube ii shega idinkoo mahadsan. Jawaabta: Dad badan ayaa dhibsada inay daawadaan xayeysiinta YouTube laakin ma awoodaan inay ka joojiyaan muuqaalka ay daawanayaan. […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen

Gabar riyo ku aragtay iyadoo ilkaha kore ka daateen Riyada: Asc maxaa lagu fasir gabar haday ku riyoto iyadoo ilka ka daateen oo gacanta ku hayso waxaa daatay afrta ilka kore gacanta ayay ku sida fasikkea muxu noqonaya waa gabar wali an la gursan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa niyadjab iyo murug oo ay kala kulmayso […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan, somalida rag iyo dumar ba in’tooda badan waxay dhaqan ahaan ka aaminsan yihin gabadhu hadii ay ninkeega galmo ka dalbato iyo qaababka galmada iyo wixi lamid ah gabadhaas galmada iney horey u kasi jirtay o ay […]

Categories
Fatwada

Kulanka jamaacada tabliiqa sanadkiiba ama jimca kaste bidco miyaa

Kulanka jamaacada tabliiqa sanadkiiba ama jimca kaste bidco miyaa Su’aasha: Walaal kulan waynaha ( ijtimaaca) jamaacada tabliiqu qabsadaan sanadkiiba halmar ijtimaacaasi bidco ma noqonayaa? Jawaabta: Ijtimaaca ay sameeyaan jamaacada tabliiqa bidco ma aha, wax reebaya ma jiro habeen kaste jimco ah inay kulmaan ama khuruujka ay waqti u degsadaan, ama inay kulmaan sanadkii hal mar […]

Categories
Fatwada

Lacag haddaan ku darsado xuska mowliidka sadaqo miyay ii tahay

Lacag haddaan ku darsado xuska mowliidka sadaqo miyay ii tahay Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxa jiro qolyo aan isku qabiil ama jifo nahay waxay aamin sanyahiin waxa mowliidka ladhaho ani ma aaminsani markaa way ijareen oo waxay idhaan bidcaa tahay maraa hada nin bay iisò direen waxay dhaheen lacag noga sooo qaad wuuna isoo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya

Riyada islaamo suufi ah oo durbaan tumanaya Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday islaamo suufiyaha oo 3 kitaab somali ku qoran qasiidooyin somali ah ka aqrinaya oo durbaan tumanaya markaa waxaan dhahay waxaan waa bidco oo dumarka qayladooda lamaqlo markaa waxaa noo yimid ninkayga waxaa 3 kitaab jadana haystay layimid wiil dariskeena aha […]