Lacag haddaan ku darsado xuska mowliidka sadaqo miyay ii tahay

Lacag haddaan ku darsado xuska mowliidka sadaqo miyay ii tahay Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxa jiro qolyo aan isku qabiil ama jifo nahay waxay aamin sanyahiin waxa mowliidka ladhaho ani ma aaminsani markaa way ijareen oo waxay idhaan bidcaa tahay maraa hada nin bay iisò direen waxay dhaheen lacag noga sooo qaad wuuna isoo […]
Xoolaha loo gowraco mowliidka mala cuni karaa

Su’aasha: Waxaan arkay culimo xaaraanti nimeysay in la cuno hilibka ama xoolaha loo bireeyo moowliidka ma waxaa jirta adilla sheegeysa inaanan la cuni karin xuska mowliidka xoolaha la bireeyo hilibkooda Jawaabta: Xoolaha qof muslin hadduu gowraco waa la cuni karaa, qolada suufiyada ama qof kaste xoolo gowracay mowliidka waa la cuni karaa maxaayeelay qofka gowracay […]
Mowliidka ma xadiis sugan ama aayad cadeyneysaa jirta

Mowliidka ma xadiis sugan ama aayad cadeyneysaa jirta Su’aasha: Asc walaal waanku salaamaya waxaana kaaga mahad celinaa qaabka aad su aalaha iiga soo jawaabto mideeda kale waxaan ku weydiinayaa Bisha muxaram 12keeda culimada suufida waxay sheegaan inay tahay maalintii uu dhashay suubaneheena scw islamarkaana waxay sameyaan fantastiyooyin ay ku cabirayaan waxay ugu yeereen mowliidka marka […]
