Categories
Bulsho Society

Guurka maxaa fashiliya sababaha asaasiga ah

What makes the marriage fails Guurka maxaa fashiliya Samanka aan joogno waxaa aad u batay furiinka, marka taas ayaa waxay keenaysaa isweyddiin oo ah maxaa keenay in furiinka uu bato? Runta marka laga hadlo guurka wuxuu ku dhisan yahay run iyo daacadnimo, laakin waqtiga aan juugno sidaas ma aha. raga iyo dumarka waxay isku shukaansadaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Sokorta Ilkaha sidey u halleyso

Sokorta Ilkaha sidey u halleyso Sokorta badan la cunayo aad bay u saameysaa ilkaha iyo gowsaha, dadka aadka u cuna macmacaanka isla markii ayay la kulmayaan ilka xanuun, sidoo kale sokorta waxay keentaa bulumbuliga ilkaha iyo gowsaha. qofka wuxuu uga badbaadi karaa, inuu si fiican u nadiifiyo ilkaha marka uu cuno, macmacaanka, duleelka madooban oo […]

Categories
Caafimaadka Health

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa   Aqoonyanno u dhashay dalka maraykanka ayaa daraasad cusub soo saaray iyagoo sheegay cayilka inuu xiriir la leeyahay cadaadiska dhiigga oo kordha, waxay sheegeen inay keenayaan wadnaha oo si kedis ku istaaga, siiba dhalinyarada oo horay waxaa loo malayn jiray dadka waaweyn keliya. Webka lagu magacaabo HealthDayNews oo kasoo […]

Categories
News

Elhan Omar oo ka hadashay dilka Jamaal Khaashuqji Saudi journalist

Elhan Omar oo ka hadashay dilka Jamaal Khaashuqji Saudi journalist Elhan Omar talked about the killing of the Saudi journalist Ilhaan Cumar oo dhaliil adag usoo jeedisay Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, dhaliishaas oo la xiriirta dilka Saxafiga Sacuudiga Jamaal Khaashuqji.                   Ilhaan oo ku qortay Barta Twitter […]

Categories
News

Trump wejigiisa oo buraash laga sameeyay waana Company from New Zealand

Trump wejigiisa oo buraash laga sameeyay waana Company from New Zealand   A company from New Zealand made a brush in the shape of a Trump face Shirkad newziland oo ka sameeya madaxweynaha maraykan Doland trump qaabkiisa qalab musqulaha lagu nadiifiyo, taas waxaa ka horreysay samaynta boombalaha ingiriiska laga sameeyay oo ahaa Trump oo cunug […]

Categories
Articles

DIETARY HABITS AS A TOOL FOR HAUSA CULTURAL IDENTITY

DIETARY HABITS AS A TOOL FOR HAUSA CULTURAL IDENTITY Abstract             Dietary habits refer to the habitual decisions of individuals or group of people or culture in regarding what foods they eat or prefer most. Proper dietary choices require the consumption of vitamins, carbohydrates, proteins and fats.  Therefore dietary habits are the habitual decisions of […]

Categories
Caafimaadka Health

Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka

Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka Hot Chili benefits human body men and women, Everyone needs him to eat Basbaaska jirka dadka aad buu ugu fiican yahay, qof kasta waxaa la rabaa inuu cuno Sida la og yahay, baskaaska wuxuu furaa cuntada, qofka u baahan inuu cuno raashin waa inuu adeegsadaa basbaas, dad badan […]