Categories
News

Muuqaalka Dabka Suuqa Bakaaraha Caawa

Muuqaalka Dabka Suuqa Bakaaraha Caawa Hadda wax yar kahor ayaa lasoo sheegay in dab weyn ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ilaa iyo hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay dabka , walina dabka waa socdaa, waxaa hadda la rajeynayaa dabdamiska inuu soo gaaro wax yar kaddib muuqaalkan halkan ka daawo

Categories
News

Sababta malabka buluug uu u noqdo

Dadka shidinada xanaaneeyo ee ku nool magaalo ka mid ah dalka France ayaa waxay la yaabeen shinnidooda oo soo saartay malab midabkiisu Bluug yahay, taaso ku kalliftay inay baaraan arrintaas waxa sababkja u ah. waxay ogaadeen shinnida inay kasoo cuntay qashin laga keenay warshad meesha u dhow oo sameeya shukulaatada, marka  waxaa loo malaynayaa qashinaas […]

Categories
News

Sixirka dhalmada Reebo toos u arag siduu yahay

Sixirka dhalmada Reebo toos u arag siduu yahay Hay’adda amarka macruufka iyo reebidda munkarka dalka Sacuudiga oo sheegtay inay burisay sixir loo sameeyay labo qof isqaba si aysan caruur u dhalay. Joornaalka lagu magacaabo Sabaq oo dalka Sacuudiga kasoo baxo ayaa wuxuu sheegay in Hay’adda qof soo gaarsiiyay boombalo oo ay caruurta ku cayaaraan oo […]

Categories
News

Hees ayay Madiinada Rasuulka SCW geeyeen eeg mucjisada

Makka iyo madiina waa labo meel barakaysan, makka waxaa ku taallo  kacbada madiinana waxaa ku yaalla masjidka rasuulka SCW. Boqortooyada sacuudiga waa marka ugu horreyso ay ku dhiiradaan inay keenaan labadaas magaalo xumaan iyo fuxshi, waxay keenaan madiina naago heesaa ah oo ka dhigay show oo fisqi iyo munkar lagu dhex samaynayo. teeda kale waxay […]

Categories
Siyaasa - politics

Madaxda gobolada hal hal ayaa loo diray

Sawirkan inta ku jiro way wada baxeen keliya waxaa soo haray Axmed Madoobe tolow Farmaajo iyo khayre si fiican miyay cayaarta u wadaan garoonka waxaad moodaa in si fiican ay u qabsadeen baaska iyo koornada dhacayso waad la yaabaysaa sawiradan isku fiiri bal markaas ayaad fahmaysaa

Categories
News

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland

Taariikh nololeed kooban Saciid Deni Madaxweynaha cusub ee puntland Taariikh nololeed kooban : Madaxweynaha cusub ee puntland wuxuu sannadkii 1966-dii ku dhashay Magaalada Muqdisho, sannaddii 1972dii wuxuu waxbarashada hoose/dhexe ka bilaabay dugsiga hoose/dhexe ee Muqdisho, 1980kii ilaa 1984kii wuxuu dugsiga sare ku qaatay Sheekh Xasan Barsame- Muqdisho halka 1986dii ilaa 1990kii uu Jaamacadda Ummadda ka […]

Categories
News

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Deni

Waxaa ku guuleystay xukunka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka raayay Cabdiwali Gaas dad badanayaa ku farxay oo kasoo horjeeday Cabdiwali gaas Saciid Cabdullaahi Deni oo loo malaynayo inuu yahay qof degan oo xigmad sama leh