Muuqaalka Dabka Suuqa Bakaaraha Caawa
Hadda wax yar kahor ayaa lasoo sheegay in dab weyn ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ilaa iyo hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay dabka ,

walina dabka waa socdaa, waxaa hadda la rajeynayaa dabdamiska inuu soo gaaro wax yar kaddib muuqaalkan halkan ka daawo