Sixirka dhalmada Reebo toos u arag siduu yahay

Hay’adda amarka macruufka iyo reebidda munkarka dalka Sacuudiga oo sheegtay inay burisay sixir loo sameeyay labo qof isqaba si aysan caruur u dhalay.
Joornaalka lagu magacaabo Sabaq oo dalka Sacuudiga kasoo baxo ayaa wuxuu sheegay in Hay’adda qof soo gaarsiiyay boombalo oo ay caruurta ku cayaaraan oo qofol lagaga xiray meesha xubinta taranka, marka la eegay waxaa caddaatay inuu yahay sixir oo ilmaha qofka lagaga reebayo.

Sixirka dhalmada Reebo
Sixirka dhalmada Reebo

Sixirkaas waxaa loo bixiyay Foodo, waxaa ku dhexjiray timo iyo biimaman iyo quful maar ah, waxaa ku qornaa ninka iyo naagtiisa in laga joojiyo dhalmada iyo inay dhib iyo dagaal aysan ka bixin sixirka dhalmada iyo midka guurka iyo kan galmada iyo midka jacaylka ayaa ugu caansan sixirada aadka loo adeegsado, dowladaha waxaa la sheegay inay ku soo bateen sixirada noocaas ah.

Sixirka waa waxa aad loo faafiyo hadda, dad badan ayaa arrimahaas ka shaqeeya, sixirka waagii hore waxaa aad u adeegsan jiray yahuuda, iyagaana ka dambeeyay faafinta tafaafulka ama falka.

Diinta islaamka si xoog ayay ula dagaallantay sameyska sixirka.

 

Calaamadaha sixirka ninka iyo xaaskiisa lagu kala geeyo

 

The Saudi Arabian Ministry of Justice and Prevention of Evil has announced that it has annulled a spell performed on a married couple to prevent them from having children.

The Saudi Arabian newspaper Sabaq reported that the ministry had received a doll that was used by children to play with and had its genitals tied to it.

When examined, it was found to be a spell to prevent a person from having children.
The spell was called Foodo, and it contained hair, a lock of hair, and a lock of copper.

It was written that the man and his wife should stop giving birth and that they should not suffer from trouble or war. The most common spells used for childbirth, marriage, sex, and love are the most common spells. It is said that governments have increased their use of such spells.

Magic is something that is widely spread now, many people work in these matters. In the past, magic was widely used by the Jews, and they were behind the spread of the practice.
The Islamic religion has vigorously fought against the practice of magic.

 

Leave a Reply