Wiil ayaa la sheegay inuu baadiyaha sacuudiga ka shaqeynayay. Wuxuu ahaa qof ari u raaco cid carab ah. Wiilka wuxuu degganaa qol gaar ah oo ka fog guriga cidda. laakin ku dhex yaallo isla guriga meesha uu ku soo wareegsan yahay. Wiilka wuxuu ahaa nin dhalinyar ah oo aan dhaafin siddeed iyo labaatan. Naagta ninkeeda […]
