Categories
News

Pakistan oo labo diyaarad dagaal soo ridday

Pakistan oo sheegtay inay soo ridday labo diyaarad dagaal ay leedahay India. marka ay weerar kusoo qaadeen kaddib Kashmir . Pakistan oo sheegtay hal duulay inay nolol ku qabatay oo hadda ay hayso dayuuradaas oo weerar kusoo qaadday dalka Pakistan sawirada diyaadda oo holcaysa

Categories
News

Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed

Wasiirka maaliyadda iyo kalluumaysatada Soomaaliyeed Wasiirka maaliyadda oo isku sawiray wiil yar ka mid ah kalluumaysatada soomaaliyeed. runtii sawirkan wuxuu xambaarsan yahay arrin weyn oo tilmaamysa dalka inuu leeyahay khayraad badan> Wasiirka maaliyadda Dr.Cabdiraxman Ducaale Beyle oo muujiyay dalka inuu barqaawo sooran yahay marka uu isku sawiray wiilkan yar ee ka mid ah kalluumaysatada. soomaaliyeey […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Gabar ku riyootay iyadoo dhashay sedex caruur

Su’aasha Asc walaal waxaan rabaa In aad riyo ii fasirto  wali la ima guursan waxaan ku riyooday anoo dhalaaayo sadex cunug fooshana alle iguma dhibin si fudud ayan ku dhalay ilmihi aan dhalay ayaa cunug Ka mid ah waxaa qadaneeso naag aan isku Mel joogno oon aqaaan oo hada isku mel ayaan joogna safcn ayaan […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sideen ku ogaan karaa inaad iisoo jawabteen

Su’aasha asc waa aniga jacfar sidee baan ku ogaan karaa inaad iisoo jawabteen??  Waa bilahii towfiiq.. Jawaabta marka aad su’aashaada soo qorto oo laga jawaabo waxay soo galaysaa bogga jawaabaha talooyinka oo ah boggan https://daruur.com//consultations/

Categories
Fatwada

Siigada soonka ma furtaa

Siigada soonka ma furtaa Su’aasha Siigada soonka ma jabisaa sida galmada oo kale ma waxaa laga rabaa qofka kafaaro? fadlan jawab fiican aan rabaa Jawaabta Qofka sooman haddii uu siigayto oo ay biyaha ka baxaan soonkiisa wuu jabaa sidaasna waxaa qaba afarta mad’hab culimo qaar waxay qabaan inuusan ka jabaynin soonka waxaa ka mid ah […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo bisad iyo libaax maxaa lagu fasiraa

Su’aasha asc waan idiin salamaya dhamadina. Waxa dhib igu hayaa 2 riyo kala ah kow libaax ila dagalamaayo..marna makulaal ama  bisad oo ila jiifta mukulasha wey igu soo sexaneysaa iyadoo dhirir badan markaan soo kacana daaqada bey ka baxeysaa anoo u jeydo.fadlaan wan u bahana qeer allah idiinsiiyo wa bilaahi towfiiq. Jawaabta Libaaxa wax badan […]

Categories
Caafimaadka Health

Shiirka urka badan maxaa keeno

Shiirka urka badan maxaa keeno Su’aasha Dhididka marka aan isku arko waxaa iga soo baxo shiir daran dharka xitaa hal mar ka badan ma qaada karo maxa kena shiirka badan sidee loo joojin karaa sabun kaste wan adeegsaday ii sheega fadlan Jawaabta Dhididka waa wax caadi ah,  sidoo kale urka shiirka waa wax caadi ah, […]