Categories
News

30 qof in ku dhow ayaa lagu dilay 2 masjid dalka New Zealand

30 qof in ku dhow ayaa lagu dilay 2 masjid dalka New Zealand Wararka ka imaanaya dalka newzland ayaa sheegaya in labo ma sjid xilliga salaadda jimaca lagu weeraray rasaas gaar ahaan magaalada Christchurch dadka ku dhuntay waxay gaarayaan soddon qofood.   Sawirada: booliska waxay qabteen hal qof oo ka mid ahaa dadka masaajika weeraray. […]

Categories
Sheeko Story

Sheeko wiil ku dayay xaaska abtigiisa waxaana sabab u ahaa yar saaxiibkiisa

Sheekadan waxay tilmaamaysaa dhalinyarada in wax xun dhexmari karo. Wiilasha qaar waxay gali karaan arrimo xunxun. Wiil jiro labaatan iyo labo sano ayaa la saaxiibay wiil kale sagaal iyo toban jir ah. Wiilka wuxuu u imaan jiray mar walbo saaxiibkiisa. Wiilka sagaal iyo toban jirka wuxuu la degganaa abtigiisa. Inta badan abtigiisa guriga uma badnayn. […]

Categories
Software

App Video si qarsoodi u duubo

Mararka qaarkooda qofka wuxuu u baahanaa inuu duubo video isagoo aan la ogeyn. marka camerda taleefanka ay video duubayso waa la dareemayaa way iska caddahay marka barnaaji oo ku shaqeeyo taleefanada Android  oo lagu magacaabo ayaa duubaya si qarsoodi ah marka halkaan ayaad kasoo dejin kartaa     Hidden camera apps for free   waa […]

Categories
Fatwada

Ninka aan cadeysanin ma layska furi karaa

Su’aasha Su’aal an qabaa nika hadii uu afkiisa uraayo cadey iyo nadafadna ma rabo diinta maxay ka qabtaa in layska furo fadlan jawa deg deg ayn idin karab mahadsanidin. Jawaabta Ilkaha in cadeysto waxay ka mid tahay nadaafadda diinta islaamka ay amartay, kuna boorrisay muslimiinta inay mar kaste cadeystaan siiba waqtiyada salaadda la tukan rabo. […]

Categories
News

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen

Ciidanka sababta ay waddooyinka Xamar u xireen Warar ayaa waxay sheegayaan ciidanka militariga inay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho. waxaa la sheegay dhowr bilodd inaysan qaadanin wax mushaar ah. sawirada ay dad badan goobjoog ah ay soo bandhigeen waa kuwan Tallaabadan ciidanka ay qaadeen waa halis oo ka imaan karta dhibaato weyn

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto

Naagta ninkeeda waxay kusoo jiidan karto Muuqaalkan gabar nolosha qoyska fahansan ayaa waano u jeedinaysa gabdhaha xaasaska ah.                 Isfahanka guurka ama lamaanaha ma aha wax yar, jacaylka dhabta ah ah wuxuu ku dhisan yahay isfahan iyo iskaashi. soomaalida marka ay ku noolaayeen dalkooda waagii hore 40 sano […]

Categories
News

Shilka Ethiopian airlines Flight 302 malaga dambeeyay

Shilka Ethiopian airlines Flight 302 malaga dambeeyay Dad ayaa waxay shaki galiyeen inay caadi usoo dhcday diyaaradda Ethiopian airlines  Flight 302 oo noocaeeda ahaa Boeing 737 MAX 8 waxaa la sheegay diyaaraddaas inay saarnaayeen dad aqoon yahay ah oo kasoo jeeda waddamo badan waxaa ka mid ah:   seddex aqoon yahay masaariah labo aqoon yahay […]