Mobile hadda kaddib lagaama xadi karo soo degso App-kan

Pocket Sense waa barnaamij taleefanka ka ilaalinaya in lagaa xado Barnaamijkan waxaa loogu talaggalay taleefanada ku shaqeeya nidaamka Android waxaa lagu magacaabaa Pocket Sense. Taleefankaaga hadduu qof kale qabto wuxuu yeerinayaa gambaleel xoog badan oo qaylo gaar ah leh ama dhawaaq culus saad adiga ka dhigto, xitaa taleefankaaga haddii lagaa jeeb siibo wuu dhawaaqayaa ama […]
App Video si qarsoodi u duubo

Mararka qaarkooda qofka wuxuu u baahanaa inuu duubo video isagoo aan la ogeyn. marka camerda taleefanka ay video duubayso waa la dareemayaa way iska caddahay marka barnaaji oo ku shaqeeyo taleefanada Android oo lagu magacaabo ayaa duubaya si qarsoodi ah marka halkaan ayaad kasoo dejin kartaa Hidden camera apps for free waa app oo free […]
