Sheekadan waxay tilmaamaysaa dhalinyarada in wax xun dhexmari karo. Wiilasha qaar waxay gali karaan arrimo xunxun.
Wiil jiro labaatan iyo labo sano ayaa la saaxiibay wiil kale sagaal iyo toban jir ah.
Wiilka wuxuu u imaan jiray mar walbo saaxiibkiisa.
Wiilka sagaal iyo toban jirka wuxuu la degganaa abtigiisa.
Inta badan abtigiisa guriga uma badnayn.

Sheeko wiil ku dayay xaaska abtigiisa waxaana sabab u ahaa yar saaxiibkiisa
Sheeko wiil ku dayay xaaska abtigiisa waxaana sabab u ahaa yar saaxiibkiisa

Naagtiisa ayaa guriga u badnayd.
Waxay ahayd naag soddon iyo sagaal jir ah.
Wiilka laba iyo labaatan jirka ah wuxuu bilaabay inuu wiilka kale uga shido moobeelka filimo aan fiicnayn filimo wasmo.
Wiilkii kale wuu la qabsaday filimadaas. Wuxuu bilaabay inuu dumarka damco. Marka hore caadi ayuu iska ahaa.
Qof toosan oo dugsi dhigto edeb leh buu ahaa. Laakin marka wiilka saaxiibkiisa uu tusay filinka xun wuxuu bilaabay inuu mar kaste raadiyo filimadaas. Waliba wuxuu raadin jiray filimada soomaalida wasmada ee talegaramka lasoo dhigo.
Wiilkii wuxuu bilaabay inuu gaad gaado naagta abtigiisa qabay.
Maalin wuxuu sameeyay fal aad u xun.
Iyadoo musqusha ku jirto ayuu boqa ka fiiriyay. wuxuu arkay iyadoo qaawan oo qubeys ku jirto.

Iyada ma aysan arkin.
Waxay ahayd musqusha jiingad. Markaas wuxuu u sheegay wiilka saaxiibkiisa.
Wiilka wuxuu bilaabay inuu waraysto oo uu weyddiiyo qaabka ay tahay naagtaas.
Waxaas oo dhan waxaa keenay filimadaas uu tusay.
Marka waxaa lagaa rabaa inaad ilmahaaga ogaato waxa ay daawanayaan.
Sidoo kale ilmaha ay la soconayaan.
Waayo ilmaha qaarkooda waa falaago, waxay aad uga helaan xumaanta. illeen ilmaha noocaas ah dadkooda ayaan tarbiyaynin.
Marka wiilka ugu dambeyn abtigiisa ayaa ogaaday inuu falkaas ku dhaqaaqay. Abtigiisa wuxuu ahaa nin kulkulul.
Wiilka wuxuu geeyay meesha ilmaha lagu xiro oo dhaqanceliska loo geeyo.
Marka wiilka arrintaas ayaa lagu sameeyay.
Haddii aad rabto ilmahaaga inay kuu toosnaadaan ka ilaali dhalinyarada u shidayo waxyaaalahaas oo kale.
Waayo cunnuga marka uu waxaas arko wuxuu kusoo laabanayaa qaraabadiisa, walaashiisa, eedadiisa. Sheekooyinka noocaas ah aad iyo aad ayay usoo bateen.
Marka waxaa lagaa rabaa inaad ka digtoonaato.
Sideed u aragtaa arrintaas.
Wiilkaas sida lagu sameeyay ma sax baa.?
Ka warran dhalinyarada xunxun waligaa ma aragtay?

Sheeko naag wahsi iyo caajisnimo loo soo furay dumarka hurdada badan

This story illustrates the trouble young people can get into; some young men can find themselves involved in harmful situations.
A twenty-two-year-old young man befriended a nineteen-year-old.
He would frequently visit his friend.
The nineteen-year-old lived with his uncle.
His uncle was rarely at home.
It was the uncle’s wife who was usually there.
She was a thirty-nine-year-old woman.
The twenty-two-year-old began showing the other young man inappropriate films on his mobile phone.
The younger man became accustomed to these films. He began to develop sexual desires for women; initially, he had been a normal person.
He was a decent, well-mannered student. However, once his friend showed him the explicit films, he began constantly seeking them out—specifically, Somali videos posted on Telegram.
The young man began to spy on his uncle’s wife.
One day, he committed a truly shameful act.
He peeked at her through a gap while she was in the bathroom; she did not see him.
It was a bathroom made of corrugated iron. He later told his friend about it.
His friend began questioning him, asking for details about the woman.
All of this stemmed from the films he had shown him. You need to know what your child is watching.
You also need to know who they are associating with.
Some children are rebellious and are drawn to harmful behavior—often because they lack proper upbringing at home.
Eventually, the boy’s maternal uncle discovered that he had engaged in such conduct. His uncle was a stern man.
He took the boy to a juvenile detention and rehabilitation center.
And so, that is what happened to the boy.
If you want your children to stay on the right path, keep them away from the young people who expose them to such things.
Because when a child is exposed to this, they may turn their attention toward their own relatives—their sisters or aunts. Such incidents have become increasingly common.
You need to be vigilant about this.
What is your take on the matter?
Was the action taken against that boy right?
And what about bad company—have you ever encountered such youths?

Leave a Reply