Categories
News

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg

Kabo maqaar oo lugaha dadka u eg Maqaar loo sameeyay sida jirka dadka oo kale. waxaa laga sameeyay kabo haddaad aragto waxaad u malaynaysaa lugo run ah. kobahan oo maqaar asli ah laga sameeyay waxay noqon doonaan kuwo moodo ah. Kobaha maqaarka asalka ah waxay ka qaalisan yihiin kobaha laga sameeyay bambiirada ama balaastiga. inta […]

Categories
News

Duqa magaalada miisaan ayaa la saari jiray dalka UK sabab?

Dalka Ingiriiska waxaa dhici jirtay marka loo dooranayo qof duqa magaalada. marka uu jagada qabanayo ayaa la misaami jiray jirkiisa, sidoo kale marka ay muddada u dhamaato waa la miisaami jiray sidii loo ogaado wixii ugu darsamay miisaankiisa jirkiisa. haddii miisaan badan ugu darsamay waa la baari jiray wixii u keenay miisaankaas. Ka waran haddii […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts oo weli Geelle iyo Biixi ku dheggan

Sawir cusub ayuu ka sameeyay Amin arts mar kale madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Amin arts oo saaran maalmahan labadan qof ayaad ka fahmi kartaa waxa uu wato sawirka oo macne ah. Sawirkan oo tilmaamaya labadan qof inaysan awood lahayn oo kor laga hagayo. dowlad shisheeye ayaa kor ka […]

Categories
Bulsho Society

Marka keliya ay bidaarta wax tarayso

Waxaan joognaa waqti haddii wax yar lagaa arko sawir lagaa qaadanayo. swirkan aad buu ugu faafay baraha bulshada waa nin Sudanese ah oo ka qaybgalay bannaanbax lagaga soo horjeedo madaxweynaha Sudan Cumar Albashiir. wuxuu sameeyay sheeko cusub bidaarta ayuu ka dhigtay dhalo ama derbi wax lagu dhejiyo calanka suudaan ayuu dhegsaday. sawirkan aad baa loo […]

Categories
Siyaasa - politics

Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa

Xasan Sheekh iyo Farmaajo maxaa lagu teegeeraa Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu kala kulmay soomaalida baraha bulshada gaar ahaan kuwa dibadda ku nool weerar iyo eed daran, waxay ku haysteen xiritaanka waddooyinka Muqdisho iyo qaraxyada iyo safaradiisa iwm. dadka isaga weerari jiray waxay ku haysteen waxyaalo hadda Farmaajo maalin kaste ku kacayo. marka waxaad […]

Categories
News

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar. sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa. taariikhda Trump waxay ku slaysan tahay cunsuriyad. waxaa la ogyahay shirkadaha ay lahaayeen cidda uu ka dhashay TrumpĀ  in qof madow loo oggalaan […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuncunka siilka maxaa keeno sideena loo daaweeyaa

Cuncunka siilka maxaa keeno sideena loo daaweeyaa Cuncunka siilka waa wax aad u dhib badan gabadha aad bay u ciriiriyaa. iyadoo meel bulsho taagan ayaa ay qabsanaysaa arrintaas waa dhib. siil cuncunka maxaa keeno maxana daawo u h?. siil cuncunka afka English waxaa loo yaqaanaa Vaginal Itching mararka qaarkooda lama ogaan karo sababta keenaysa, mararka […]