Categories
News

Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin

Qabiil iyo qaran waa labo qeybood midkooda qalqal ku riday shacabka soomaaliyeed. dil iyo dirir ayay isku hayaan. marka qabiil waa qurunka soomaali kala fogeeyay waxa qaxar dusha ka jabiyay. sumcadda soomaalida dhulka ayuu la galay. reer hebel waa dullinmio soomalida waxaa ku filan diinta islaamka. haddii ay yihiin dad fahansan dhabta waa inay diintooda […]

Categories
Bulsho Society

Gabadha quruxda badan sababta guurka ay uga daahdo iyo furiinkeeda degdega

Dad badan ayaa isweyddiiyo su’aashan. Waxaad arkaysaa dumar fara badan oo qurux leh haddana guurka ka daaho. Qaarkooda waxay gaaraan shan iyo soddon sano. Taas maxaa keeno? Waxaad arkaysaa gabdho aan qurux lahayn oo dhaqsi lagu guursado. qaarkooda labaatanka ayagoon gaarin ayaa la guursadaa? Taas maxaa loo celin karaa? Marka hore waxaad ogaataa gabadha waxa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso

Fasirka gabar ku riyootay iyadoo hilib cunayso Su’aasha: Single Ayaan ahay hilb karsan anoo cunaya Ayaan ku riyooday oo waliba lafta xaata ruugaya Jawaabta: Haddii ay ku riyooto gabar doob ah iyadoo hilib karsan cunayso riyada waxay tilmaayasaa inay nin xiriir la yeelanayso, laakin ninkaas rafaad weyn ayay gaarsiinaysaa noloshiisa ayay ciriiri galinaysaa. sidoo kale […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts mar kale Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Amin arts oo sawir kale ka sameeyay dadka uu dagaalka kula jiro. amin arts wuxuu u arkaa Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur inay yihiin dadka duminaya qaranka soomaaliyeed. Maalmahan aad ayuu uga sawirayaa waxyaalo badan la xiriira Kenya iyo iyaga. wuxuu u arkaa inay yihiin kuwa badda gatay. Soomaali waxa haysta ma yara. Kenya maanta […]

Categories
Bulsho Society News

Gabar qortay buug Goroob Iyo Godob Rageed la magac baxay

Buugga “Goroob Iyo Godob Rageed” oo ah buug ay qortay haweeney soomaaliyeed. waxaa lagu magacaabaa Nimco Maxamed Nuur waxayna ku nooshahay magaalada Espoo ee dalka Finland. buugga wuxuu ka hadlayaa waxyaalo badan oo la xiriira ragga soomaaliyeed. sidoo kale wuxuu wataa qisooyin dhacay oo la guudboon dumarka. buugan wuxuu aad u gilgilay ragga soomaaliyeed waxaad […]

Categories
Sawirada

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan

Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan Adobe Photoshop wuxuu ka mid yahay borograamyada sawirada lagu baddali karo. dad badan ayaa adeegsado sawirada laysku rakibo oo sawiro been ah sameeyo. dadka qaarkii oo dagaalka ka dhexeeyo baraha bulshada ayaa inta been ah laysugu rakibo  ayaa lasoo dhigaa dad badanna way rumeeyaan. immisa qof sawir […]

Categories
Bulsho Society

Gabar waano usoo jeedisay gabdhaha niikada soo duubo

Dhaqanka gabdhaha Soomaaliyeed oo sii xumaanaya gaar ahaan gabdhaha soo galo baraha bulshada. Gabdhihii waxay bilaabeen inay ku dhaqaaqaan niikada iyo falal qaab daran oo ka xun sawirada aysoo galiyaan caadiga ah.   waxay soo galiyaan baraha bulshada niiko video dirac qaawan iyo dhar foolxun oo dhab ku ah jirka. laakin gabdhaha soomaali oo dhan […]