Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa

Laba wejiilaha diinta maxay ka qabtaa Qofka labawajiilaha waa qof aad u liita oo ah halis. wuxuu halis ku yahay bulshada uu la nool yahay, waa munaafuq waa jirjiroole marba si buu noqdaa. Labawajiilaha waa midka dumiya bulshada muslinka,  sidaa awgeed diinta islaamka aad ayay uga digtay dhaqankan foosha xun. Waa isla sifada munaafuqiinta oo […]

Categories
Bulsho Society Sharxidda Axaadiista

Doodda sidey u xun tahay xadiiska tilmaamay

Doodda aan faa’idada lahayn qofka meel xun ayay ku riddaa siiba qofka marka uu ku doodayo diinta islaamka asoo kasoo horjeeda oo raba inuu sugo baadil. Qofka muslinka waxaa lagaga baahan yahay inuu ka dheeraado doodda madhalayska ah. Taas oo laga wado dood aan natiijo lahayn kaliya waa buuq iyo hadal xun. Xadiis ayaa si […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Abaalka khiyaanada waa maxay?

Abaalka khiyaanada waa maxay? Khiyaanada iyo dhagarta  waxay ka mid tahay waxyaalaha qofka aadanaha dhib weyn u keena adduun iyo aakhiraba khiyaanada qofka ku kaca astaan ayaa loo yeelayaa oo lagu garto,  khiyaanada noocyo badan ayay yeelan kartaa si kaste ha ahaatee waa xaaraan. albaabka khiyaanada kuu furayo waa jidka xun oo beenta kugu xambaarayo, […]

Categories
Bulsho Society Fatwada

Ninka iyo xaaskiisa Camera ma isugu raaxayn karaan

Ninka iyo xaaskiisa Camera ma isugu raaxayn karaan Runtii su’aashan aad baa loosoo weyddiiyaa wadaaddada siiba waqtiga hadda oo ay isku furmeen dalalka aduunka oo dhan. Ninka hadduu xaaskiisa ka maqan yahay naagtiisa camera ma usoo gali kartaa iyadoo qaawan oo markaas uu sidaas kula raaxaysanayo. Runtii inta aan la eegin sharciga islaamka marka hore […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Astaamaha ay leeyihiin raga iyo dumarka munaafuqa ah

Astaamaha ay leeyihiin raga iyo dumarka munaafuqa ah Quraanka kariimka si fiican ayuu u kashifay munaafiqiinta rag iyo dumarka. Munaafuq waxaa laga wadaa qofka hadalkiisa iyo qalbigiisa ay kala duwan yihiin, wuxuu u kala baxaa mid caqiido ah iyo mid camali ah. Kan caqiidada waa lagu gaaloobayaa, kan camaligana faasiq ayaa lagu noqonayaa. Quraanka iyo […]

Categories
News Sawirada

Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro

Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro Qatar Airways  si weyn ayaa loogu soo dhoweeyay magaalada  Muqdisho. waa markii ugu horreysay ay ka bilowdo duulimaad dalka soomaali . Waxay cagaha soo dhigatay garoonka caalamiga ah ee adan adde. Qatar waxay ka mid tahay diyaaraha ugu adeegga fiican dunida uguna qiima jaban. Qiimaha tikidka Qatar […]

Categories
News Sawirada

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019

Sawirada Xafladda 1-da Luulyo Muqdisho 2019 Dowladda Federaalka Soomaali ayaa qabatay xaflad lagu xusayo kowda luulyo. waxaa ka soo qaybgalay madax badan iyo ciidanka iyo shacabka. sawirada ayaad ka dareemaysaa sida loogu dabaaldagay xafladda kowda Luulyo. Md. Farmaajo iyo duqa magaalada Muqdisho Ing. Yariisow ayaa xafladda ka muuqday iyo dad badan oo jagooyin sare haya. […]