Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Kutirikuteenka islaamka muxuu ka qabaa

Kutirikuteenka islaamka muxuu ka qabaa Waa maxay kutirikuteen? waxaa laga wadaa kutirikuteenka hadlka aan la hubin oo la dhex wareejiyo bulshada inta badan wuxuu ku salaysan yahay geen oo ujeeddo laga leeyahay. wuxuu yiri Alle: {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ} (Kuwa xaqa rumeeyow ka dhawrsada Alle noqdana kuwa la jira runlowyaasha), […]

Categories
Siyaasa - politics

Madaxda isqariso iyo amin arts

Madaxda isqariso iyo amin arts Warka aad loo wadwadoshalay iyo maanta waa ka reebiidda laga reebay Madaxweynihii hore Shariif Axmed oo laga reebay inuu aado magaalada Kismaayo si uu uga qaybgalo caleemasaarka Axmed Madoobe. amin arts oo sawirkan ka sameeyay arrinkaas awgii. laakin sawirka meel fog ayuu tilmaamayaa markaad akhriso qoraalka ku qoran Amin arts […]

Categories
News

Haweeney somaliyeed afar mataano dhashay

Xarunta caafimaadka degmada iimay galbeed ee gobolka afdheer ayaa haweeney  ku dhashay halmar 4 caruura oo dhammantoodba wiilal ah caafimaadka hooyada iyo kan caruurtuba wuu fiican yahay sida la sheegay. Arintan oo ah deeq ilaahay bixiyo ayaa inta ilaa imika sida  la ogyahay inaysan horay uga dhicin deegaanka soomaalida iyo dalka Itoobiyaba. Ilaahay waxaan uuga […]

Categories
Talooyinka Consultation

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal

Nin ayaa xumaan igu sameeyay uur ma keentaa galmada gadaal Su’aasha: waxan ahay gabar 23 sano jirto dhib ayaan ku dhacay xal ayaan rabaa ad baan u baqaya wiil aan is jecel nahay ayaa xumaan igu sameeyay galmo dabad ayuu igu sameeyay wax yar ka dab waxn dareemay xanuun daran caloosha hosteda iyo dhabarka sidoo […]

Categories
Sharxidda Axaadiista Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay Islaweynida waa maxay iyo kibirka, islweynida waa xaqqa in la dafiro dadkana la yaso , nusuus badan ayaa kusoo aroortay , halkan yaad ka arkaysaa qaar ka mid ah nusuustaas, Islaweynida waa wax aad u xun Alle wuxuu kitaabkiisa kariimka ah ku yiri: {سَأَصْرِفُ عَنْ آيَاتِيَ الَّذِينَ يَتَكَبَّرُونَ فِي الأَرْضِ […]

Categories
Caqiidah Daxaawiyah

Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay

Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay Kitaabka Caqiida Daxaawiya wuxuu ka mid yahay kutubta caqiidada ugu sahlan waana kitaab qadiin ah Waxaa lagu tiriyaa kutubta caqiidada ugu horreeyay ee la qoray qarniyadii hore ee Islaamka. Imaam Adxaawi waxaa lagu tiriyaa culimada salafka  wuxuu dhashay sanadka 238 H.  oo ku aaddan sanadka 852 M. wuxuu […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaska lacagta iga xadeyso ma furi karaa

Su’aasha: waxan rabaa inaan idin weydiyo su’aashan oo ah nagta xaskaga ah haddii ay lacag xadeyso oo ay baxsanayso jeebka ama boorsadaada kuu gaarka ah ma furi karaa mana ah arintaas mid hal mar ah teeda kale mana u geynin duruuf talo deg deg ayaan rabaa. Jawaabta: Xatooyada ama tuuganimada waa dembi weyn oo diinta […]