Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay

Kitaabka Caqiida Daxaawiya wuxuu ka mid yahay kutubta caqiidada ugu sahlan waana kitaab qadiin ah

Waxaa lagu tiriyaa kutubta caqiidada ugu horreeyay ee la qoray qarniyadii hore ee Islaamka.

Imaam Adxaawi waxaa lagu tiriyaa culimada salafka  wuxuu dhashay sanadka 238 H.  oo ku aaddan sanadka 852 M. wuxuu dhintay sanadka 321 H. oo ku aaddan 933 M.

Halkan ayaad ka heli kartaa casharada kitaabka oo taxane ah.

Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay
Kitaabka Caqiidah Ad-daxaawiyah si sahlan loo sharxay

 

 

 

 

 

 

 

 

كتاب العقيدة الطحاوية هو واحد من أسهل كتب العقيدة .
يعتبر من  أوائل كتب العقيدة التي كتبت في القرون الأولى للإسلام.
يعتبر الإمام الطحاوي عالما من علماء السلف ولد في  عام 238هـ  الموافق لـــ 852 م  وتوفي في  عام 321 هـ  الموافق لـــ  933 م.
هنا يمكنك العثور على سلسلة من دروس هذا الكتاب

The Book of the Akida of Dahaawi is one of the easiest books of Akida 

It is considered the first books of Akida written in the early centuries of Islam.

Imam Adhawi is considered a Salafi scholar he was born in the year 238 H.  852. he died in the year 321 H.  933.

Here you can find a series of book lessons.

Duruusta kitaabka oo taxane ah halkan ka daawo

Darsiga koowaad:الدرس الأول
Darsiga labaadالدرس الثاني
Darsiga sedexaadالدرس الثالث
Darsiga afaraadالدرس الرابع
Darsiga shanaadالدرس الخامس
Darsiga lixaadالدرس السادس
Darsiga todobaadالدرس السابع
Darsiga siddeedaadالدرس الثامن
Darsiga sagaalaadالدرس التاسع
Darsiga tobnaadالدرس العاشر
Darsiga kow iyo tobanaadالدرس الحادي عشر
Darsiga labo iyo tobadaadالدرس الثاني عشر
Darsiga sedex iyo tobadaadالدرس الثالث عشر
Darsiga afar iyo tobadaadالدرس الرابع عشر
Darsiga shan iyo tobadaadالدرس الخامس عشر
Darsiga lix iyo tobadaadالدرس السادس عشر
Darsiga toddobo iyo tobadaad الدرس السابع عشر
Darsiga siddeed iyo tobadaadالدرس الثامن عشر
Darsiga sagaal iyo tobadaadالدرس التاسع عشر
Darsiga labaatanaadالدرس العشرون
Darsiga kow iyo labaatanaadالدرس الحادي والعشرون
Darsiga labo iyo labaatanaadالدرس الثاني والعشرون
Darsiga seddex iyo labaatanaadالدرس الثالث والعشرون
Darsiga afar iyo labaatanaadالدرس الرابع والعشرون
Darsiga shan iyo labaatanaadالدرس الخامس والعشرون
Darsiga lix iyo labaatanaadالدرس السادس والعشرون
Darsiga toddobo iyo labaatanaadالدرس السابع والعشرون
Darsiga siddeed iyo labaatanaadالدرس الثامن والعشرون
Darsiga sagaal iyo labaatanaad الدرس التاسع والعشرون

 

Leave a Reply