Kutirikuteenka islaamka muxuu ka qabaa

Kutirikuteenka islaamka muxuu ka qabaa Waa maxay kutirikuteen? waxaa laga wadaa kutirikuteenka hadlka aan la hubin oo la dhex wareejiyo bulshada inta badan wuxuu ku salaysan yahay geen oo ujeeddo laga leeyahay. wuxuu yiri Alle: {يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ وَكُونُوا مَعَ الصَّادِقِينَ} (Kuwa xaqa rumeeyow ka dhawrsada Alle noqdana kuwa la jira runlowyaasha), […]
Halista barabogaandada ay leedahay

Halista barabogaandada ay leedahay Hadalka kutirikuteenka waa hadalka sal iyo raad aan lahayn, waa hadal been ah oo lagu dhex faafinayo dadka. hadlkaas wax badan ayuu ku cayaarayaa, guryo ayuu duminayaa dhiig ayuu daadinayaa, wuxuu yiri Alle: (إِذْ تَلَقَّوْنَهُ بِأَلْسِنَتِكُمْ وَتَقُولُونَ بِأَفْوَاهِكُمْ مَا لَيْسَ لَكُمْ بِهِ عِلْمٌ وَتَحْسَبُونَهُ هَيِّنًا وَهُوَ عِنْدَ اللَّهِ عَظِيمٌ) (Markaad kula […]
Hubsashada warka iyo mowqifka islaamka

Waxaa ka mid ah aadaabta islaamka : in warka la hubsado soo guurinta kahor, wuxuu yiri Alle: (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِنْ جَاءَكُمْ فَاسِقٌ بِنَبَإٍ فَتَبَيَّنُوا أَنْ تُصِيبُوا قَوْمًا بِجَهَالَةٍ فَتُصْبِحُوا عَلَى مَا فَعَلْتُمْ نَادِمِينَ) (Kuwa xaqa rumeeyow hadduu idiinla yimaaddo faasiq war, hubsada, si aydaan dad u dhibin ogaansho la’aan, markaasna aad ka shallaydaan […]
