Categories
Riyooyinka Dreams

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo Riyada: Waxaan ku riyooday labo mar oo kala duwan 1:oday awowgay labaada oo gatay guri cusub kuna gatay lacag gaaraysa 160 kun oo dejiyay wiil uu adeer uyahay aan ku leeyahay m.a ma idinkaa dagay 2:waxaan kaloo arkay guri lagu iibiyay 50 kun oo dolar Ifasir Fasirka: Riyada waxay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay

Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay Riyada: Waxan kuriyody gabar habayar u ahay 4 bil kahor dhimatay oo soo noolaatay waxayna iledahy madhimane wan suuxsanaa wajigedana nuur kabaxayo meel ban islajogny oo school ah waxbarasho bana bilownay leyahy ana marwo ahay wali ubad dhalin riyadas maxay noqon kartaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki

Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki Riyada: Waxaan ku riyooday anigo akhrinaya labada aayadood ee u danbeeya suuratu mulki ama tabaaraka ladii ee ka bilaabma  قل هو الرحمن Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo hanti aad ka helayso waalid ama dad masuul ah Waana riyo aad u fiican. Aaydaha […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta ayaan waxaan arkay walaashay kala hooyo aanu nahay waan ka dhuuntay hadan mid kale ayaan arkay waan salaamay waxay igu tidhi waxaynu leenahay shir ee u wada yeedh hablaheeni anagoo dhan ayaa soo wada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay

Riyo cabsi iyo labo tuug aan arkay Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo sii tagaya meel waxaan sugaya baska aan raaci lahaa waxa I hor socota gabadh waa habeen waan weheshanayay se way iga baqatay way cararatay guri ayay gashay ana waan ka daba galay waxaan idhi kalay waxba kumaan yeelayne waan ku weheshanayaye […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaya ilmo

Riyo dalxiis anoo ku jiro waraabe qabsanaya ilmo Riyada: Salaam calaykum macalin waxaan ku riyooday aniga oo u baxay dalxiis family ayaan wada soconay bas 30 qof wada ku tagnay wuu buuxay markaan soo baxayanay waxaan aragn‌ay waraabe cunaya 2 ilmood waan qayliyay ragii xagay tageen ka reeba  ilamaha yar waraabaha cidba imay jawabin dhagaxaan […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada

Waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada Riyada: Sc sheikh waxaan ku riyooday anigoo waxbarasho wada waxa ii dhigaya macalinkaygii jamacada  waan baxanay waan soo tukanayay  waxaan masaajidka hortiisa ku sii arkay macalimad meel aan ku takado ayaan hore u waayay waan sugay markaan tukaday soo noqday waan garan waayay class […]