Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso

Riyada Busta iyo ciidda guriga soo galayso Riyada: Waxan ku riyoday Guri waliba qolkayga oo ay Soo gashay bus aad u badan iyo carro waliba anigo iska nadiifiyay sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub oo raaxo leh inaad gali doonto wixii mashaakil jiray inaad ka baxayso inshaa Allaah waa riyo wanaagsan   Halkan ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada warqada dhaxalka hooyaday

Riyada warqada dhaxalka hooyaday Riyada: Waxan ku riyooday hooyadey oo Dhulka fadhida meelaha fiirfiirineyso marka la dhahay maxa kugu dhacay waxay dhaheysa warqadan haddey dhunto ama lunto wa dhibato wa warqada dhaxalkeyga iyada ayaa iga maqan haddan wayana ilmaheyga ayaa baahi dileysa warqadana dhaxalka 10 boos melahas baa ku xusan iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan

Riyada gabar ku kaadisay masjid ay culimo ka buuxaan Riyada: Waxan ku riyadoy anigo masjid ay culumo ka buuxda ku jiro u ka mid aha sh,xusen cali jabuti ka dibna masjidka dhexdisa ayan ku kaadiye lkn kadida ku tala gal igama ahayn wey iga baxsaty ka dib anigo xishonaya ayan ka so baxy masjidka o […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la’

Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la’ Riyada: Sheikh alle haku barakeeyo waxa haben walbo ku riyooda ila haben haben dhifa mahane ano buur dheer Saran oo dad badan buurta dusheeda si fudud uga gudbayan Ana an ka gudbi la.ahay dad ila socday si waxay ugu gudbayan qaybtood ayago jego jego ujiifa a ah […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jinka la leeyahay guriga ayay degan yihiin

Riyada jinka la leeyahay guriga ayay degan yihiin Riyada: Waxaan ku riyooday sheekh aniga oo tagay meel banaana oo dad badan iskugu yimaadeen markaa ayaa nin sheekha igu yiri meel aan ku tukano na sii markaa ayaan iri daarada guriga ku tukada markuu soo tukaday ayuu igu yiri gurigaaga wax mucjisaa ayaan ku soo arkay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada hilibka bariiska uumataysan

Riyada hilibka bariiska uumataysan Fasirka: Waxaan ku riyooday aniga oo jooga sandaqad aan leeyahay oon ku ganacsado oo ii camiran iina barakaysan ayaa waxaa iiyimi gabdho ka shaqeeya caafimaadka iyo talaalka caruurta markay inyar ila joogeen ayaa islaan ku ganacsata meel geed hoostiisa oo igu dhow ayaa gabadh ay dhashay oo aan la qabin ayaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooday naag iyo nin baa ii imanaya wiil iga xadaya

Waxan ku riyooday naag iyo nin baa ii imanaya wiil iga xadaya Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday naag iyo nin baa ii imanaya markaas wiilban dhabta ku haystaa wiilkii naagta ii dhiib i dhahaysa wan u dhiibayaa wiilka ma ahan caruurteyda aan hada haysto ninka riyada dhexdeeda waxay ila tahay nin aan kala tagnay […]