Sawirada xalwada iyo burka cusub Soomaali waxay caan ku yihiin xalwada iyo bursaliidka nooca aadka u macaan badan. xalwada waa dhaqan kasoo galay dalka Cumaan waxayna sameeyaan ilaa iyo hadda xalwada. Burka saliidda nooca cusub waa nooca ka muuqda sawiradan marka la dubo ayaa la dhexgaliyaa sokor la karkariyay […]
