Riyada shiirka gabadha oo deriska laga urinayo

Riyada shiirka gabadha oo deriska laga urinayo

Riyada shiirka gabadha oo deriska laga urinayo Riyada: Gabar ku riyotay iyadoo shiirayso waliba shirka kacsiga waxaa laga daremayaa shiirkeda dariska niman ayaa urinaya xata Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa digniin, gabadha waxay ku dhici doontaa fadeexo culus Waliba waxay la xiriirtaa fadeexa anshax xumo iyo akhlaaqdarro. Waxaa dhici karto si xun in laga faafiyo oo […]

Riyada urka badan oo kasoo baxaya timaha madaxa gabadha

Riyada urka badan oo kasoo baxaya timaha madaxa gabadha

Riyada urka badan oo kasoo baxaya timaha madaxa gabadha Riyada: Waxaad ii fasirtaa gabar wali aan l guursanin haday riyo ku aragto madaxeeda oo ad suoo uraya xaafada oo dhan ayaa laga urinayaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay qabsan doonto fadeexo weyn oo xaafada oo dhan gaarayso. Waa fadeexad oo burburin karta sumcadda ay […]

Riyada naag deriska ah oo dharka tuuranaysa iyadoo shiiraysa

Riyada naag deriska ah oo dharka tuuranaysa iyadoo shiiraysa

Riyada naag deriska ah oo dharka tuuranaysa iyadoo shiiraysa Riyada: Ninka ku riyoda asoo ay timid naag hooyadiisa la da’ ah oo dharka iska dhigayso iyado rabto inu xumaan ku sameeyo isagana dharka bu iska dhiga markuu arko naasaheeda oo aad u waaweyn kadib wuxuu ka dareemaa jirkeeda oo shiir daran kaso baxayo markaas ayuu […]

Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn

Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn

Fasirka riyada kilkilaha nadiifka ah oon wax shiir lahayn Riyada: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo Gilkishayda dhahaya ma shiiraysa ee way carfaysa oo soo bandhigaya wax timo ah malahan Kilkilaha wax urna malaha balse anaa dhahayay waligay ma shiirin waana sida saxda ah aniga ma ihi ragga ka shiira KilKILAHA. Fadlan si deg […]

Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan Su’aasha: Maxaa lagu fasiri karaa guri wax aad uraya kasoo baxayo una eg shiirka kaadida oo kale, urka wuxuu usoo baxayaa sida qaaca oo kale fasirka riyada nocaas maxay noqon kartaa Jawaabta: Urka xun waxaa lagu fasiraa inta badan sumacd xun ama wax xun inuu qofka ama meesha uu urka kasoo […]

Riyada shiirka maxaa lagu fasiraa

blank

Riyada shiirka maxaa lagu fasiraa Riyada: Walaalayaal ii fasirada riyada shiirka siiba shiirka kilkisha kasoo baxo mahadsanidiin. Fasirka: Guud ahaan urka ama waxyaalaha qurmuun waxaa lagu fasiraa inay yihiin wax xun dambi iwm. sidoo kale waxaa lagu fasiraa riyada shiirka cay iyo aflagaaddo iyo hadlo xun xun. qof shiirka laga urinayo la imaanayo ayaana ku […]