Waxbarashada iyo guurka yaan hormariyaa Su’aasha: Waxan ahay gabar dugsiga sare dhameysay waxan rabaa inaa jaamacad dhigto nin ayaa isoo doontay marka familkayga waxay i leeyihiin intaan ku joojo waxbarashada anigana waxaan ku iri waxaan guursanaa marka aan jaamacadda dhameeyo afar sano kaddib waayo da;dayda way yar tahay maxaan sameeyaa ila taliya. Jawaabta: Waxbarashada iyo […]
