Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay

Waxay tiri gabadha uu dhaliyay hoggaamiyihii lagu dilay Ciraaq:

“ha ogaadaan dadka kibirka adduunka ku haya inuu yahay qabliga shacabka Iran meesha uu degan yahay shahiidkeena”

Waxay tiri: “Trumpow waxaad ka shaqaynaysaa inaad kala gayso Ciraaq iyo Iran, laakin waxay keentay xumaantaada inay si fiican u midoobaan”.

Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay
Gabadha Qaasim Suleymaani oo Trump u gooddisay

waxay tiri: Nasrallaah iyo Ismaaciil Haniya Abdilmaliki Alxuuthi iyo hoggaamiyeyaal kale ay sheegtay inay kaa takhalusi doonaan.
waxay tiri familada ciidanka maraykanka waxay sugi doonaan geerida dadkooda.

She said the daughter of the leader killed in Iraq:
“Let the arrogant people of the world know that it is the tribe of the Iranian people where our martyr resides”
She said: “Trump, you are working to separate Iraq and Iran, but your evil has brought them together for good”.
She said: Nasrallah and Ismail Haniya Abdulmalaki Al-Houthi and other leaders she said will get rid of you.
She said the families of the American soldiers will wait for the death of their people.

Leave a Reply