Kaluunka Somali intuu la eg yahay
Somali waxay ka mid tahay meelaha ugu kalluunka badan aduunka.
nasiibdarro dadka soomaaliyeed ma garanayaan sida looga faa’ideysto khayraadka dalkooda.

waxay ku mashquulsan yihiin waxyaabo aan qiime u lahayn mustaqbalka dalkooda.
kalluunka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan aduunka. doomo iyo maraakiib ajnabi ah ayaa u yimaada soomaali siday u xadaan kaluunka.
daawo muuqaal Video oo laga soo duubay xeebta soomaaliyeed oo kalluunka daadsan waxaa la sheegay in lasoo sumeeyay:
Pictures of Somali large fish
Somalia is one of the most fish-rich countries in the world.
Unfortunately, Somalis do not know how to exploit their country’s resources.
They are busy with things that have no value for the future of their country.
Fish is one of the most valuable foods in the world. Foreign boats and ships come to Somalia to steal fish.
Watch a video recorded from the Somali coast of fish that have been washed ashore, it is said to have been poisoned:
