Su’aasha: Waxan inta badan isku arkaa xiliga qabowga bishimaha ama faruuraha oo dildilaaca taas maxay noqon karaa ma la dhihi karaa vitaminada qaar ayaa jirkayga ka maqan. Jawaabta: Dildilaaca faruuraha wax badan ayaa keeni kara waxaa ugu daran jawiga qabowga ah, bishima dildilaaca waxaa soo raaci kara qalayl daran xuub iyo barar iyo dhiig, waxaa […]
