Mid kamida quumanka ayaa i bararay maxaa daawo u ah

Mid kamida quumanka ayaa i bararay maxaa daawo u ah Su’aasha: Mid kamida qumanka ayaa ibarara marwalba dhagtuna way ixanuuntaa dhakhtarku ma ku xanuunayaan buudhaha qunanku ee waa caloosha ayaa bukhuur la imaanayaa hada sanad waan qabaa bararku kama dhaco maxay noqon bartaa. Jawaabta Waxaa keena xanuunka quumanka sababo badan waxaa fiican in baaritaan lagu […]
Riyada dhukay anoo dhagta kasoo bixinayo

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo dhagtayda ka soo bixinaya dhukay aad u weyn marka riyaadas maxay noqon karta. Jawaabta: Waxaa kusoo gaaraya warar aad ku farxayso, inshaa Allaah goor dhow waxaad maqlaysaa war ku farxin doono, dhukayga oo dhegta lagasoo bixinayo waa riyo wanaagsan oo tusinaysa in qofka war fiican uu heli doono.
Dheg xanuunka ilmaha yar iyo dhacaanka dhegta

Dheg xanuunka ilmaha yar iyo dhacaanka dhegta Su’aasha: Asc Waxa jirta cunug oo gabar ah oo aan adeer u ahay oo hada jirta 1 sano iyo 4 bilood. Waxa xanuuna dhagaha oo mararka qaar dheecaan badan keena. Marar badana waa la geeyay dhakhtar (hospital) balse Waxba Wali waa sidii uun marka sidee loola tacaali karaa […]
Dheg xanuun maxaa daawo u ah

Dheg xanuun maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxan isku arkau malmahan dheg xanuun, marka ay xanuunka bilowdo dhegta dhub ayay guux wa u eg ayaa ka yeeraya daawo maxaa u ah. Jawaabta: Cudurka dheg xanuunka waa wax dadka ku badan mararka qaar qof hal dheg ayaa ka xanuunta marka kalena labada dhegood, xanuun fudud iyo […]
