Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga

Su’aasha:

walalayal waxaan la’ahay qof iiga jawaabo su’ashan oo ah marka qofka kacsado kaadida maxay u istaagtaa kaadida iyo manida ma is diisayaan raga iyo dumarka maka siman yihiin taas.

Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga
Kaadida maxay u xirantaa xiliga kacsiga

Jawaabta:

Waa dabiici qofka markuu kacsado inay xiranto kaadida waayo kaadida waxa ay wadato biyaha ninka lid ayay ku noqon karaan waa ashato sidaa awgeed ninka iyo naagta marka ay kacsi dareemaan ma kaadin karaan, waxaa la sheegaa kuulatada ama dhacaanka biyaha kasoo hormara inuu ka nadiifinayo kaadimareenka xubinta taranka ninka si ay manida usoo marto.

 

Naagta kaadida daran qabato xiliga shaqada sariirta

 

It is natural for a person to hold their urine when they are aroused, because urine carries water with it, which can be counterproductive for a man.

This is why men and women cannot urinate when they feel aroused.

It is said that the pre-cum or fluid that comes before the water clears the urethra of the male genitalia so that sperm can pass through.

Leave a Reply