Categories
Sharxidda Axaadiista

Samafalka meesha uu qofka geeyo

Samafalka meesha uu qofka geeyo Axaadiistan oo halkan aan ku sheegayno waxay tilmaamayaan samafalka qiimaha uu ku leeyahay diinta Islaamka. Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay samaflka sidoo kale quraanka ayaa lagu sheegay nabiga SCW wuxuu yiri: (اتَّقوا اللَّهَ في هذهِ البَهائمِ المعجَمةِ ، فاركَبوها صالِحةً ، وَاتْرُكُوهَا صَالحةً) (Alle kaga baqa xoolahan aan hadlin, fuula […]

Categories
Tafsiirka Aayadaha Quraanka

Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay

Qofka marka uu shaqeysanayo sharaf ayuu ku leeyahay dunida, qofka shaxaadka ku nool wax qiime uu dadka agtooda ku leeyahay lama arko, sidaa awgeed islaamka meel weyn ayuu dhigay shaqada, qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu noqdo qof shaqaysanayo oo aan shaxaad dadka weyddiisanayn. Diinta islaamka waxay ku boorrisay shaqada iyo waxsoosaarka, quraanka wuxuu tilmaamay […]

Categories
Sharxidda Axaadiista

Albaabada khayrka sahlan oo xadiiska lagu sheegay

Waxaa jira waddooyin badan loo mari karo khayrka iyo ajirka, diinta islaamka waa diin aad u sahlan, qofka muslinka siyaabo badan ayuu ku heli karaa wanaag iyo camal suuban iyo ajir. Xadiiskan kaliya haddaad ku dhaqanto wax badan ayaad helaysaa oo ajir ah:   Waxaa jira albaabo badan oo khayrku leeyahay nabiga SCW ayaa noo […]

Categories
Taariikh - History

Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka

Feeradii awoowahawaaga iyo xusuuta dalka Historic coal iron. happy memories Waxaa laga yabaa feeradan dad badan inay arkeen qaarna hadda wali ay adeegsanayaan. Waa feerada taariikhiga ee soomaalida oo dhan ay wada yaqaanaan siiba jiilka hore oo joogay xilligii Maxamed Siyaad Barre. Feerada dhuxusha oo waagii hore caalamka oo dhan laga isticmaali jiray. Hadda aad […]

Categories
Caafimaadka Health News

Xiaomi Safety Nose Mask

Xiaomi Safety Nose Mask All people in around the world search Xiaomi Safety Nose Mask,  Especially after the appearance of corona’s disease. This mask may be the best protection for coronavirus It works with a high technology that has a sense of dust contaminated with the virus, I think you want to tary this digital […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaluunka iyo awoodda caqliga raga

Kaluunka iyo awoodda caqliga raga Kaluunka wuxuu ka mid yahay cuntada aad ugu fiican caafimaadka, dadka kaluunka cuna waxay noqonayaan dad maskaxdooda aad u fiican sidoo kale xaga awoodda galmada wuu ku fiican yahay malaayga. qofka raba inuu yeesho maskax fiican iyo awood galmo waxaa laga rabaa inuu badsado kaluunka. Waxaad arkaysaa dadka ku nool […]

Categories
Caafimaadka Health

Maxaa carfiyo afka uraya

Maxaa carfiyo afka uraya Qofka inuu ku dadaalo uduga afkiisa waa arrin lagama maarmaan ah, waayo qof kaste wuxuu ku qasban yahay dad kale inuu la dhaqmo, taas waxay keenaysaa inuu la hadlo, hadduu yahay qof afkiisa uraya dadka way nacayaan, waxaaba laga yaabaa in la aflagaadeeyo, taas marka sida laysaga ilaalin lahaa waa inuu […]