Kaluunka iyo awoodda caqliga raga

Kaluunka wuxuu ka mid yahay cuntada aad ugu fiican caafimaadka, dadka kaluunka cuna waxay noqonayaan dad maskaxdooda aad u fiican sidoo kale xaga awoodda galmada wuu ku fiican yahay malaayga.
qofka raba inuu yeesho maskax fiican iyo awood galmo waxaa laga rabaa inuu badsado kaluunka.
Waxaad arkaysaa dadka ku nool xeebaha meelaha u dhow inay yihiin dad aad wax u qabto xaga xifdiga aad ayay ku fiican yihiin.
Taas waxaa la sheegaa inay u noqoto kaluunka noocyadiisa kala duwan.
Waxtarka qubada xaga awooda raganimada
Fish is one of the best foods for health, people who eat fish become people with good minds and also have good sexual power.
A person who wants to have a good mind and sexual power is required to eat a lot of fish.
You see that people living in coastal areas are very good at doing things and are very good at memorizing.
This is said to be true for different types of fish.
