Categories
News

Fasirka maahmaada Aayad alif ka qaldantay

Aayad alif ka qaldantay baqara kama toosto آية حدث في ألفها خطأ لا تستقيم في البقرة Waa maahmaah soomaaliyeed macnaha laga wado uu yahay wax marka ay bilowgiisu qaldamaan way adag tahay in la saxo. taasoo ah waa in marka hore lagu dadaalo waxa la samaynayo si aysan u dhicin qaladaad. soomaalida inta badan waxay […]

Categories
Caafimaadka Health

Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban

Alaab dabiici ah oo u roon dumarka qabooban Benefits of honey and ginger Alaab dabiici ah u roon dumarka qabooban. Dumar badan ayaa ka sheegta dareenyari taasoo rag badan ay dhibto oo ay ku xambaarto inay naag kale guursadaan ama qaarkooda ay xumaan ku dhacaan. marka naagta u baahan inay awooddeeda si dabiici ah usoo […]

Categories
Sawirada

Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka

Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka Soomaali waxay ka mid tahay dalalka Ilaahay siiyay dhul aad u fiican oo doog ah oona leh dhul saxraa dhul bad leh dhul beero leh iyo xoolo kala duwan. laakin dadka soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa inay yihiin dadka ugu yaabka badan iyagoo sidaas oo dhan ah ayay haddana yihiin dadka […]

Categories
News Sawirada

Corona virus iyo xannibaadda socdaalka

corona virus has changed many things in our life. Cudurka corona virus oo si xoog u joojiyay socdaalka caalamiga iyo duulimaadyada. waxaa la sheegay khasaarooyin badan inay lasoo gudboonaadeen shirkadaha adduunka gaar ahaan ku duulimaadka. waxaa la sheegay in la la’yahay meel la dhigo dayuuradaha. sawirada ahlkan waxay qeyb ka muujinayaan sida uu u joojiyay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo

Naag la qabo ayaan ku riyooday anoo hadal xun ku oranayo Su’aasha: waxaan ku riyooday anoo naag la qabo hadal u sheegaya si qarsoodi ayaan ugu sheegaa waxaa ku dhaha: qooq ma taqaanaa marka ma fahmayso macanaha laga wado waxay u eg tahay inaysan afka soomaaliga garanaynin markaas ayaan u fasiraa waxaan ku dhahaa qooq […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskayga hooyadeeda waxa na dhexmaray

Su’aasha: xaaskayga hooyadeeda waa islaan aad u dhib badan mar kaste gabadheeda ayay dirdiraysaa meeshii la rabi lahaa inay ilaaliso mustaqbalkeena xaaskaygana waa gabar miskiin ah oo baarri ah oo jecel hooyadeeda intaas ayay ka faa’ideysanaysaa markaas ayay been ku daldalaysaa marka wax waba waan sameeyay si xun ayay ii aflagaadeysay waxay isgu sheegtay inaan […]

Categories
Bulsho Society

Qabiilka kaste waxa uu ku fiican yahay

Beelaha soomaaliyeed beel kaste wax ayay caan ku tahay, qabiilka ugu fiican way adag tahay in la xadido. Beelo waxaa jira ganacsi caan ku ah kuwo waxaa jira xoolo caan ku ah sdoo kale kuwo kale beero caan ku ah. Qabiilka ugu faniin badan marka la sheego waxaan dhihi karnaa waa labo qabiil oo ah: […]