Ninkayga qolka ma ila seexdo taas maxaa keeno

Ninkayga qolka ma ila seexdo taas maxaa keeno

Su’aasha: scw bahda darur ninkayga qolka ma ila seexdo wuxuu ka helaa inuu qol kale seexdo wuxuu u imaana kaliya galmada  markuu dhamaysto qolkiisa ayuu aadaa, anigana waxaan rabaa inuu iala hurdo taas maxaa keeno nimanka inaysan naagahooda hal qol aan la seexanin. Jawaabta: Dhaqanka wanaagsan ninka iyo xaaskiisa waxaa ka mid ah inuu hal […]

Lamaanaha is qaba ee kalsoonidu ka jabtay siday kusoo ceshan karan kalsoonidoda

Lamaanaha is qaba ee kalsoonidu ka jabtay siday kusoo ceshan karan kalsoonidoda

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan aniga iyo xaaskayigu wxn is qabna mudo 9 sano kudhawaad marka mudo 1 sano kahor ayan is ogaanay inan labadenuba is khiyaami jir’nay yac’ni aniguna an ogaaday iyadu inay niman kale xirir la lahayd iyo iyaduna ay i ogaatay inan anigu gabadho kale xirir la lahaa lkn […]

5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena

5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena

5 waxyaabood oo shakiga dumarka keena Dumarka goormay kaa shakiyaan xog muhim ah. Dumarka dareenkooda aad buu xasaasi u yahay shakigoodana aad buu u badan yahay. laakin raga inta badan ma dareemaan arrinkan ama way ska illaawaan. waxaa jira shan waxyaalood oo keenaya shakiga haweenka. Xaaskaaga waxay kaa shakinaysaa marka ay kaa aragto shantan dhaqan […]

Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah

Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah

Ninkayga waan ka shakiyaa maxaa talo ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar nin leh waxaan isku arkay shaki badan marka uu ninkayga maqan yahay aad baa ugu walwalaa waxaan u qaataa inuu gabar kale sheeko la wado  waligaygana kuma arag wax oo arinkaas xriir la leh laakin walwalka i qabto kama nasan karo maxaan sameeyaa sideen […]