Riyada duulista iyo masajidka

Riyada duulista iyo masajidka Riyada: Waxan ku riyoday aniga oo ordaya aadna u cabsanaya waxan ka ordayay dad badan oo aan aqoonin sidii aan u ordayay ayan duulay waxana ku dagay magaalo hore aan oga so guurnay masjid ku yaalo kadib dadkii masjidka joogay way iwada eegayen iyagoo ila yaaban aniguse madaxaygu wuu qaawna aniga […]
Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo

Riyada daanyeer leygu dirayo kadib aan duulayo Riyada: Asc riyo ifasira ano dad kadhu manaya melcidla oo duura kadib waxaiga horyimid wil yar oo dugsi USOCda oo wata danyer madow waigudiray danyerki ana waxankudhahay igalexo oo udhartay danyerki wana igalexday meshu wamel barwaqa oo kabaxayan miro kala nuca kadib wanduulay geedo dheedheer oo aaducagaran tatabanayay […]
Riyada hardinta wax sac u eg kadib qofka oo biibayo

Su’aasha: Suaal riyada anoo wax sac u eeg igu soo boodeen oo ay hardi ugu dhufteen ka Dibna an biibay sidii qof dhintay oo kale. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inaad heli doonto oo Alle aad u dhowaan doonto oo aad ka badbaadi doonto dhib kugu soo socdo, riyada waa khayr.
Riyada qofka oo duulaya mar diyaarad wax u eg marna gacmaha

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo wax diyaarad u eg saaran oo meel duurduur ah dul sabeynaya marne anoo gacmaheyga ku duulaya iifasira walaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad kor noqon doonto oo meel sare aad gaari doonto riyada duulimaadka waxay tilmaamaysaa awood iyo magac.
Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo

Su’aasha: Asc waxan kuriyoday ano gurigeyga nin tuuga kuwaregsanayo markan baxmagay wa isocersaday asago ihanjabaya Ana wan dulay o samada ukacay meldhexe ayan dulayay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto cadow dhib kula maagan kadib inaad heer sare gaari doonto, riyada duulimaadda waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari […]
Waxaan Ku riyooday geed gubanaayo iyo anoo duulayo

Su’aasha: Waxaan Ku riyooday aniga oo biibaayo kadibna waxan arkay geed gubanaayo xaafad kundxyaal geedkaas ilma ayaa ag joogay wan imid meshi waxan Ku iri caruuti maad dabkan damisan kadibna waxan bilaabay inaan biyo ku shubo khaybtii uu geedka Ka gubanaayay. Jawaabta: Riyada geed gubanayo waxay tilmaamaysaa fursad inay lumi doonto ama in mashruuc lagu […]
Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka

Riyada duulitaanka iyo lacagta doolarka Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo dul duulaaya magaalada oo iibsanaya jaad oo lacag dollar ah na wata dadkoo dhamina ay is oo wada eegayaan anoo dushooda duulaya oo ay ila yaaban yihiin Ana aan qoslaayoo aan aad u faraxsan nahay […]
