Amaanta dumarka iyo raaxada sariirta Waxaa xaqiiqa ah dumarka inay aad u leeyihiin xasaasiyd dhanka amaanta. Haweeney marka la amaano waxay huraysaa wixii ay hayso. Naagaha wax kamaan jecel waa la waayay, siiba marka la amaano quruxda ay leedahay ama qiimaha ay leedahay. Gabdhaha aad bay ugu dhintaan ninka aadka u maana. Xataa waxaa la […]
