Categories
Caafimaadka Health

Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga women

Dareenka dumarka suniga maka duwan yahay fircooniga women Su’aasha: Salan sare asxabta qaliga, su’aal ban qabaa gabdhaha sunig u gudan maka kacsi badan yihin kuwa firconiga ah, waxan maqlay gdniinka shaqo kuma laha dareenka dumarka, waxa la heli kara naag fircooni loo guday hadana ka qooq badan naag suni ah, hadalkaas sideed u aragtan fadlan […]

Categories
Caafimaadka Health

Gaastariga sababaha keena iyo daawada ugu fiican

Gaastariga sababaha keena iyo daawada ugu fiican Cudurka gaaska ama gaastarig loo yaqaano afka carabiga waxaa lagu dhahaa  التهاب المعدة  taas oo mahnaheeda ah ololka caloosha ama caabuqa caloosha, afka english waxaa lagu dhahaa Gastritis. Waa olol ka dhasha dhaqanxumida cuntada ama qofka inuu cuno cunto xumaatay ama inuu qaato daawooyinka caloosha dhib u keena. […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay

Cuntada Kushariga maxay ka sameysan tahay Cuntada Kushariga loo yaqaano maxay ka samaysan tahay. 1- bariis iyo shiciriya lasyku kariyay. 2- baasto dhaadheer iyo baasto makarooni . 3- digir misir . 4- xumus shaami . 5- suugo yaanyo ka samaysan. 6- basal saliid lagu shiilay. 7 – toon iyo liin iyo cusbo oo lagu kor […]

Categories
Caafimaadka Health

Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa?

Bararka xaniinyaha maxaa keena ma Kansar baa? Bararka xiniinyaha maxaa keena? sideese loo daaweeyaa ? Sababo badan ayaa keena bararka xiniinyaha waxaa ka mid ah sababahaas: 1- waxaa ugu badan cudurka lagu magacaabo Varicocele waa cudur qooraha maqaarkooda waasac la noqda oo soo lalmada , cudurka 40% raga ka mid ah madhalays ayuu ka dhigaa […]

Categories
Bulsho Society

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan Shukaansi waa maxay? marka hore Shukaansi waxaa laga wadaa naag aad mustaqbal guur ka leedahay inaad la hadasho Dadka qaar qalad ayay galaan marka ay rabaan naag inay shukaansadaan Waxay sameeyaan waxyaalo diinta khilaafsan oo ay reebtay, Waxaa ka mid ah. 1- Inuu la galo khalwo oo ah meel aan […]

Categories
Bulsho Society

Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka

Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka Bajiyada ama bajiyaha maxay jirkaaga ku samaysaa siiba caloosha. Bajiyada waa cunto meel kasta laga yaqaano laakin qaabab badan ayaa loo sameeyaa si kasta ha ahaatee faai’dada ay leedahay ugu weyn waa inay socodiisaa caloosha. sidoo kale mindhicirada waa weyn waxay siisaa dhaqdhaqaaq oo reebaya calool fadhiga sidaa awgeed […]

Categories
Caafimaadka Health

Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay

Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay Potato ama Baradho waxtarka ay leedahay Baradhada waxay leedahay faa’idooyin badan waxaa ka mid ah vitamin G sidoo kale bir ayaa ku jirto ama feero sidoo kale waxay u roon tahay neerfaha dheefshiidka ayay cuntada ugu kaalmaysaa inuu si fiican u shiido qaabab badan ayaa loo samayn karaa waxaa […]